Maamulka gobolka Banaadir ayaa 4 Injineer u xiray khasaarihii dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay labo dhisme oo dabaq ah oo habeen hore soo dumay, kuwaas oo kuyaalay degmada Hawlwadaag.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, Saalax Dheere ayaa sheegay, maamulka gobolka Banaadir inuu guddi baariseed u saaray dhacdadan, si ay warbixin...
Korneel Mukhtaar Xasan Tifow Shaah-macabe oo ahaa taliyihii guutada Khaalid Bin Waliid ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa la waayay wixii ka dambeeyay weerarkii xerada Cowsweyne.
Sarkaalkan ayaa ku sugnaa xerada markii ay Alshabaab kusoo qaadeen weerarka.
Shabaab, oo maalmo ka hor soo bandhigay muuqaalka weerarkaas, weli ma aysan sheegin in...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan la aqbali doonin wax walba oo xagal-daacinaya halganka uu dhiigga u soo daatay ee dalka looga sifeynayo Alshabaab.
“Halgankan aad dhiigga badan u soo hurteen lama aqbali karo in la majo xaabiyo, cid walba waa lagula xisaabtamayaa masuuliyadda saaran, idinkuna...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay maanta dad shacab ku dishay deegaanka Ceelshiil oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Ceelbuur.
Wararka ayaa sheegaya in ku dhawaad 20 ruux oo ka mid ahaa dadka deegaanka Ceelshiil oo qiyaas ahaan Ceebuur u jirta ilaa 30...
Shirka Todobaadlaha ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo uu maanta shir gudoomiyay Raysal wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre ayaa looga hadlay amniga guud ee dalka, islamarkaana lagu meelmariyay heshiisyo is afgarad oo dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya.
Raysal wasaare Xamse Cabdi barre ayaa ugu horey Golahiisa Wasiiradda la wadaagay safar...
Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa mar kale xaqiijiyey inay ka go’an tahay inay taageeraan hawlgallada milateri ee ay Soomaaliya hoggaaminayso ee ka dhanka ah Al-Shabaab, si loo xaqiijiyo nabadda iyo ammaanka Soomaaliya ka hor inta aan la gaadhin December 2024-ka.
"Hadafkeena, ATMIS ahaan...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababaha ciidanka dowladda usoo baneeyeen qaar ka mid ah furimaha dagaalka.
Jenaraal Ibraahin Sheekh Muxudiin oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka hor jeediyay ciidanka xoogga...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo mudo ku dhaw hal bil ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug oo uu u tagay hoggaaminta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ayaa warar soo baxaya waxay sheegayaan inuu ku wajahan yahay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Ujeedka safarka madaxweyne Xasan...
Dawladda Federalkka Soomaaliya oo Cafis u fidisay Xubnaha Al-shabaab ee Kasoo Laabta Fekerka Qaldan.
Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ku sugan magaalada Xarar dheere ee gobolka Mudug ayaa markale ugu baaqay xubnaha kooxda Al-shabaab iney ka faa'ideystaan cafiska uu u fidihay madaxweyne Xasan Sheekh ee ah iney isa soo dhiibaan.
Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in cid...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray taliska ciidamada Xoogga Dalka ee degmada Aadan Yabaal, maalmo kaddib markii ciidamo katirsan xoogga dalka ay kasoo baxeen furimihii dagaalka ee Galagduud.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ujeedada safarkiisa ku sheegay in ay tahay, sidii uu u dhiirigelin lahaa ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka...


















