Hay’adda maaraynta musibooyinka, iyo wasaaradaha u xilsaaran bixinta Gar-gaarka bini’aadanimo ee Dowladda Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa si wadajir ah u soo saaray qoraal mamnuucaya ka ganacsiga gargaarka la keeno Soomaaliya.
Go’aankan ayaa ka dambeeyay, kaddib markii baaris ay sameysay Qaramada Midoobay lagu ogaaday in xatooyo ba’an loo geysto...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay mashruuca ka jawaabidda xasaradaha deg-degga ah iyo baahiyaha maal-gelineed ee xarunta howl-gallada gurmadka deg-degga ah, kaas oo qayb ka ah Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee (SODMA).
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna ku simaha raysal wasaaraha ayaa tilmaamay in mashruucani uu muhiim u...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa sameeyay guddi soo saari doona istaraatiijiyad wadajir ah si loo yareeyo musuq maasuqa lagu sameeyo gargaarka.
War saxaafadeed kasoo baxay hay’adda maaraynta masiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in warbixinta baarista Qaramada Midoobay ay muujinayso daciifnimada ka jirta nidaamka qaybinta gargaarka bani'aadamnimo ee Soomaaliya.
Hay’addu...
Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya kulan kula qaatay Wasiirka arrimaha gudaha dalka Sacuudiga Amiir Cabdulcasiis bin Sacuud bin Naa’if.
Kulanka dhexmaray laba wasiir ayaa ahaa mid looga hadlay sidii labada dowladood ay u sii xoojin lahayeen...
Dowladda Soomaaliya ayaa lacag dhan 5 milyan oo gini ka heshay dowladda Ingiriiska, iyadoo loosoo marsiiyay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS), si ay ugu taageerto ciidamada ammaanka Soomaaliya dagaalka xooggan ee ka dhanka ah Al-Shabaab.
Lacagtan ayaa lagu shaaciyay kulan dhex maray La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Xuseen Sheekh...
Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay dhaqaalihii uu siin jirtay hay'adda Cunnada Adduunka ee WFP ee Soomaaliya.
Tallaabadan ayaa timid kadib markii baaritaan ay sameysay Qaramada Midoobay lagu ogaaday xatooyo baahsan iyo ku takrifalka lagu sameeyay gargaarkeeda.
Midowga Yurub ayaa doonayay in dhaqaalaha uu siiyo barnaamijka cuntada...
Ra’isul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee QM oo ka socda magaalada New York.
Raysal wasaaraha oo khudbad ka jeediyay shirkaan ayaa warbixiyay dadaallada lagu hiigsanayo Yoolasha Horumarka Waara ee Soomaaliya ka socda iyo sida ay dowladda uga go’an tahay...
Golaha nabada iyo amniga ee Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay weeraradii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab ay ka geysteen Soomaaliya, kuwaas oo sababay dhimasho badan iyo dhaawac.
War saxaafadeed kasoo baxay golaha nabada iyo amniga Midowga Afrika ayaa hoosta looga xariiqday in al-Shabaab ay weli tahay khatarta ugu weyn...
Sarkaal ka tirsan ciidamada Dowladda ee ka howlgalla degmada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya oo garab ka helaya ciidanka Dowladda Soomaali ay dileen in badan 55 ka tirsan kooxda Alshabaab.
Dilkan ayaa yimid, kaddib markii ciidamada iskaashanaya ay weerar rogaal celis ah ku qaadeen kooxda Alshabaab,...
Hawlgallo Lagu Khaarjiyey Horjoogayaal Al-shabaab ahaa oo Dawladda Federalku Magacyadooda Shaacisay.
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxay shaacisay tirada horjoogeyaal Alshabaab ah oo ku geeriyooday hawlgal qorshaysan oo ay ciidanka dowladda iyo saaxiibada caalamka ka fuliyeen deegaanka Gumarka Cosobow Cali oo ka tirsan degmada Ruun-Nirgood.
Howlgalkan oo dhacay 12-kii bishaan, ayaa lagu burburiyay gaari nuuca loo yaqaanno Noohada kaas oo ay saarnaayeen...


















