Dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa waxay taageereen codsiga dowladda Soomaaliya ee ku aadan in muddo 90-maalmood dib loo dhigo wajiga labaad ee bixitaanka ATMIS.
Warqad loo diray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo Madaxweynaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Ferit Hoxha, ayaa dowladaha Kenya, Ethiopia Djibouti, Burundi...
Maamulka uu hoggaamiyo madaxweyne Joe Biden ayaa wajahaya baaqyo ku aadan in dib u habeyn lagu sameeyo istaraatiijiyada Maraykanka ee Soomaaliya, xilli Mareykanka uu weli ku jiro olole ka dhan ah Al-Shabaab oo 16 sano jirsatay.
Sida laga soo xigtay warbixin lagu daabacay Foreign Affairs, qaabka hadda uu Mareykanka haatan...
Wararka ka imaanaya degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Galabta uu halkaasi ka dhacay qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay guud ahaan xaafadaha magaalada.
Qaraxa ayaa lasoo wariyay inuu ka dhacay meel aan sida uga fogeyn suuqa lagu iibiyo Hilibka oo ku yaala bartamaha degmada Buula burte.
Lama...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukunno isugu jira xabsi iyo xorriyad u soo celin ku riday 11 kamid ah masuuliyiin dowladeed oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ku socotay dacwad ku saabsan dambiyo musuq maasuq.
Maxkamadda ayaa qaar kamid ah ku xukuntay xukunno dhaadheer oo gaaaraya ku dhawaad toban sano, waxayna sidoo...
Nin ganacsade ah oo lagu eedeyay inuu si sharci darro ah usoo raray qalab ciidan iyo walxaha qarxa oo lagu qabtay Dekadda Muqdisho ayaa la waysan yahay meel uu ku sugan yahay, kadib markii booliiska Kenya ay xireen bishii may ee sanadkan.
Qareenkiisa, iyo qoyskiisa waxay ku andacoonayaan in Zakariya...
Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Awdal, ayaa soo jeediyay in dib loo saxo nidaamka saami qaybsiga iyo lana kordhiyo tirada goobaha codbixinta gobolka.
Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane oo warbaahinta u akhriya go'aamada ay soo saareen, ayaa sheegay in ay rabaan in dastuurka la...
Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa saaka ka hor tagay laba gaari oo Alshabaab ay ka soo buuxiyeen waxyaabaha Qarxa oo ay doonayeen inay gudaha u galiyaan magaalada Dhuusamareeb.
Sida ay sheegtay dowladda Soomaaliya, Ciidamada ayaa ku guulaystay in labada gaariba ay uga hortagaan isla markaana ku fashiliyaan banaanka hore ee magaalada...
Xoghayaha Difaaca ee dowladda Mareykanka Lloyd Austin ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la joogteeyo dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya.
Lloyd Austin ayaa sheegay inay jiraan dib u dhacyo ay la kulmeen ciidanka militariga Soomaaliya, oo mararka qaar ay caawinayaan ciidamada Maraykanka ee Afrika.
Xoghayaha difaaca Maraykanka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso oo la dhigay wadada dhinaceeda, gaar ahaan wadada dheer ee aada halka loo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay ku qaaday Xalay saqdii dhexe fariisin ciidamada dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano macawiisleeyda ay ku leeyihiin deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan.
Wararka waxay sheegayaan in dagaalka Xalay ku dhexmaray ciidanka deegaanka iyo kooxda Al-shabaab deegaanka...


















