Thursday, August 6, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta Somaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Alcadaala) ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka iyo Xoogaga Difaaca Shacabka ay soo geba-gabeeyeen hawlgalkii sifeynta, ee ay maalmahaanba ka wadeen dhulka hawdka ee deegaanka Cali Fooldheere ee Gobolka Shabellaha Dhexe. Wasiir Kuxigeenka ayaa sheegay in ciidamadu ay ku guuleysteen in ay maleeshiyada...
Israel ayaa sii wada duqaymaha baahsan ee ay ka gaysanayaan Marinka Gaza, oo Ururka Xamaas uu ka arrimiyo, iyadoona ay sii kordheyso waxyeelada dadka rayidka ahi ka soo gaareysa duqaymahaasi. Ciidamada Israel ayaa lagu eedeeyay in ay si aan kala sooc lahayn bartilmaameedyada uga gaysanayaan magaalada, taas oo natiijadeeda ay...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo muddo labo bilood ah waqtigiisa kusoo qaatay magaalada Dhuusomareeb, dibna ugusoo laabtay magaalada Muqdisho, ayaa golaha wasiirrada la wadaagay guulaha uu ka gaaray howlgallada Shabaab dalka looga sifaynayo. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in Alshabaab laga xoreeyey deegaanno muddo dheer fariisimo u ahaa oo...
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ay ku guuleysteen in kooxda Al-shabaab ay ka saaraan deegaanka Ciid ciidka oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Mahadaay. Dhowrkii todobaad ee lasoo dhaafay waxaa dhulka howdka ah ee deegaanka Ciid ciidka...
Qaramada Midoobey ayaa cambaareysay go’doominta dhameystiran ee Maamulka Israel uu ku soo rogay Marinka Gaza, taas oo durbaba ay muuqato saameynteeda bani’aadanimo. Madaxa Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey, Volker Türk ayaa walaac xoogan ka muujiyay xaaladda adag ee Israel gelisay Gaza, oo ay ku nool yihiin in ka badan laba milyan...
Hogaamiyaha ruuxiga ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei ayaa beeniyay eedeynta uga timid Israel ee sheegeysa in Iran ku lug leedahay amaba ay ka dambeysay weerarka Xoogaga Xamaas ay Sabtidii ka gaysteen dhulka la haysto. Hoggaamiyaha ayaa bogaadiyay weerarkan oo sida uu sheegay ay Israel kala kulantay guul darro weyn, oo...
Waxaa maanta la soo gebagebeeyey shirkii Mucaaradka Puntland, kaas oo ay ka so baxeen todoba qodob oo ay ka mid yihiin, wax ka beddelkii dastuurka, sida loo qabanaayo doorashada soo socota iyo qodoba kale, hoos ka akhri war murtiyeedka. Taarikh: 11/Oct/2023 WARMURTIYEED: Shir wadatashi oo ay isugu yimaadeen mucaaradka Puntland iyo qeybaha...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manata wareegto uu soo saarey ku magacaabey wasiirka Amniga dowladda Puntland, waxaana uu u magacaabey oday muddo dheer soo shaqeeyey Ibraahim Cartan Xaaji Bakiin. Wareegtada ayaa lagu yiri: “Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland. Markuu arkay: Aqoontiisa,...
Dhulgariir kale oo xooggan ayaa subaxnimadii Arbacada ku dhuftey qayb ka mid ah galbeedka Afgaanistaan ka dib markii dhulgariir hore uu dilay in ka badan 2,000 oo qof. Dhulgariirkii ugu dambeeyay oo cabirkiisu ahaa 6.3 ayaa ka dhacay meel 28km u jirta magaalada Herat ee xarunta gobolka Herat. Sabtidii lasoo dhaafay...
Waxaa ka jira dalka Israa’iil walaac ku saabsan in furin labaad oo dagaal ay ku furanto, iyadoo dhowr gantaal iyo sawaariiqda lidka taangiyada Talaadadii laga soo riday Koonfurta Lubnaan kuwaasi oo ku dhacay waqooyiga Israel. Dhimashada labada dhinac ayaa sii kordheysa iyadoo maalintii shanaad uu socdo dagaalka u dhaxeeya Israel...