Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed oo kulan la yeeshay Baarlamaanka dalkiisa ayaa waxa uu sheegay inay muhiim tahay inay midoobaan dalalka geeska Afrika sida Jabuuti, Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritariya si awood buuxda looyeesho, isagoo xusay in haddii ay dowladahani midoobaan ay noqon lahaayeen dal wayne sida Ruushka iyo Shiinaha...
Hoggaamiyaha maamulka SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin dhibaatadii dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed loogu geystay magaalada Laascaanood.
Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, oo ka qeyb galayay barnaamij dood ah oo su’aallo lagu weydiinayay, oo ka dhacay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in dadka...
faahfaahino ayaa kasoo baxaya weerar ku bilaawday qaraxyo culus oo uu xigay dagaal toos ah oo aroornimadii hore ee saakay kooxda Al-shabaab ku qaaday fariisin ciidanka deegaanka ay ku leeyihiin deegaanka Barujeed oo u dhaxeeya degmooyinka Guriceel iyo Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.
Dagaalka ka dhacay deegaanka Barujeed oo qiyaas ahaan...
The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, defended the agreement on the issues of the elections reached by the consultative council, saying that the agreement is important for the new direction of Somalia.
President Hassan Sheikh Mohamud has denied that this agreement is to extend the time for some of...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa difaacay heshiiska arrimaha doorashooyinka ee ay golaha wadatashigu gaareen, isagoo sheegay in heshiiskaas uu muhiim u yahay jihada cusub ee Soomaaliya ay u socoto.
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud waxa uu iska fogeeyay in heshiiskan uu yahay mid waqtiga loogu dheeraynayo qaar kamid ah madaxda...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in anay ogolaanayn in maamul laga dhiso gobolada SSC, isaga oo sheegay in Somaliland xoog ku difaacayso gobolada.
Madaxweynaha ayaa sheegay in ay ciqaabi doonaan cidii kusoo xadgudubta gobolada "Hadii ay la noqotay in ay fudutahay in Somaliland la weeraro, cadawga Somaliland waa...
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dadka reer SSC- Khaatumo ay qeyb kasii ahaanayaan maamulka Puntland.
Hadalka madaxweyne Deni Puntland ayaa u muuqda mid jawaab u ah, hadal dhowr habeen ka hor uu sii daayay hoggaamiyaha SSC- Khaaumo, Cabdulqaadir Firdhiye, Kaaso sheegay in dadka SSC-Khaatumo aysan...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay madaxtooyada hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Firdhiye.
Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan xaaladda guud ee deegaannada SSC Khaatumo ka dhageystay Hoggaamiye Cabdiqaadir Firdhiye.
Hoggaamiye Fidhiye ayaa la wadaagay madaxda dowladda Federaal aragtidooda ku...
Magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa socda shirkii afraad ee Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka sida USA, UK, Qatar, Turkey, iyo Imaaraadka Carabta.
Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha amniga, siyaasadda, arrimaha bini’aadantinimada, iyo istaraatiijiyadaha lagu gaari karo nabad iyo xasilooni ka dhalata Soomaaliya.
War saxaafadeed ka soo...
Qaramada Midoobay (QM) ayaa 15 milyan oo dollarka Maraykanka ah u qoondaysay si ay uga qayb qaadato yaraynta saamaynta roobabka El Nino ee Soomaaliya, sida uu sheegay xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xidhka arrimaha bini'aadantinimada (OCHA).
Gurmadka fatahaadaha ayaa lagu bartilmaameed-sandoonaa deegaannada halista ugu badan ku jira ee Hirshabeelle iyo...

















