Guddiga Doorashooyinka Puntland oo soo saaray jadwalka doorashada
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo cuskanaya qaar ka mid ah qodobada dastuurka Punland ayaa soo saaray go'aamo la xiriira doorashada Puntland oo bilihii la soo dhaafay ka taagnaa khilaaf u dhaxeeya xukuumadda madaxweyne Deni iyo rag mucaarad ah.
Mucaaradka ayaanan ilaa hadda ka hadlin...
Xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa ciidamada Burundi ee ku sugan Soomaaliya ku wareejisay saddex diyaaradood oo helikobter ah, si ay u caawiyaan howlgallada ka dhanka ah kooxda Alshabaab.
Qoraal rasmi ah oo ay hay'adda UNSOS soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayay ku muujisay muhiimadda ay diyaaradahan u leeyihiin...
Xukuumada Somaliland ayaa markale sheegtay in gobolka Sool uu yaha dhul Somaliland ah, isla markaana dulaan lagu soo qaaday.
Wasiirka Wasaarada Tiknoolajiyada iyo Isgaadhsiinta Cabdiwali Cabdillaahi Sheekh Suufi, oo waraysi siiyay SAHAN TV, ayaa sheegay in gobolka Sool lagaga soo duulay qaybo Soomaaliya kamid ah.
"Wasaarada Arrimaha Dibbada ayaa soo saartay...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 260-aad ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano hoostaga degmada Waajid ee gobolka Bakool.
Ciidamada ayaa howlgalka xoogiisa ka fuliyay deegaanka Eel boon oo qiyaas ahaan 40 KM dhanka Waqooyi Galbeed kaga beegan magaalada Waajid, halkaas oo mudooyinkii dambe ku sugnayeen...
Isimada Puntland oo uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse, ayaa xalay shir wadatashi ah uga furmay magaalada Garowe, iyagoo doonaya inay xal u raadiyaan khilaafka cakiran ee arrimaha doorashooyinka Puntland.
Kooxaha mucaaradka ayaa horey ugu baaqay inay isimadu soo fara galiyaan xaaladda siyaasadeed ee Puntland, iyagoo ka walaacsan damaca siyaasadeed...
Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Koongareeska dalka Maraykanka, ayaa waxay sheegtay in ay u baqday badbaadada qoyskeeda, ka dib markii ay la kulantay hanjabaadyo dil ah oo ku aadan in ay dhaleeceysay sida Israel ay ula dhaqanto Falastiiniyiinta.
Haweenayda xisbiga Dimuqraadiga ah ee laga soo doorto gobolka Minnesota, ayaa bayaan...
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Xalay maleeshiyaad hubeysan ay ku laayeen dad shacab ah meel u dhaw deegaanka Xaaji Cali oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Cadale ee gobolkaas.
Dadkaan shacabka ah ee Xalay lagu dilay nawaaxiga deegaanka Xaaji Cali ayaa ka koobna 5 ruux...
Saddex kamid ah xisbiyadii siyaasadeed ee lagu tirinayay inay u janjeeraan dhinaca madaxweyne Deni, ayaa ka horyimid qorshe madaxweyne Deni uu watay oo ahaa in madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka ay doortaan shacabka.
Saddexdan xisbi, ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Garowe, waxay ku baaqeen, si loo ilaaliyo xasiloonida iyo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor guutada 18-aad ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug.
Howlgalka qorsheysan ayaa si gaara ciidanka waxay uga sameyeen dhulka Miyiga ah ee u dhaxeeya deegaanada Shabeeloow iyo Caad ee Koonfurta gobolka Mudug.
Taliye ku xigeenka guutada 18-aad...
Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle oo warbixin ka jeediyay kulanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid ahayeen cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo xaalada SSC Khaatumo.
Danjire Abuukar Baalle ayaa ugu horeyn Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqay in Soomaaliya...


















