Wednesday, August 5, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ku booriyay shacabka Jubbaland in ay hubka qaataan si loo xoreeyo deegaannada ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab. Ra’iisul Wasaaraha oo si qiiro leh uga hadlay magaalada Kismaayo, ayaa shacabka isugu yeeray inay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab, isagoo carrabka...
Waxaa goordhaw soo idlaatay ciyaar u dhaxeysay xulalka qaranka dalalka Soomaaliya iyo Suudaan ee 18 jirada ah, taasoo ka mid aheyd kulan ka tirsan koobka Bariga iyo bartamaha Afrika. Xulka Qaranka dalkeena Soomaaliya ayaa  dhiggooda xulka dalka Suudaan ugu awood sheegtay 3-0 goolal ah.Ciyaaryahanada xulka qaranka Soomaaliya ayaa maanta soo...
Mareykanka ayaa sheegay inuu gacanta ku dhigay burcad badeed Soomaali ah, kuwaas oo isku dayay in ay qabsadaan markab xamuul ah oo lala xiriirinayo Israa’iil, labo maalin ka hor. Maraykanka ayaa markii hore ku eedeeyay inay ka dambeeyaan weerarkaas dagaalyahannada Xuutiyiinta ee dalka Yemen. Afhayeenka Pentagon-ka Brigadier General Patrick Ryder ayaa...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka hanaanka diyaarinta hiigsiga Soomaaliya 2060-ka oo saldhig u ah horumarinta nolasha, xoreynta iyo xasilinta, dhismaha kaabeyaasha dhaqaalaha iyo dowladnimada dalka. Shirkaan oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha dhaqaalaha Qaranka ayaa la sheegay inuu socon doono mudo...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu garowsan yahay saamaynta iyo walaaca ay dadku ka qabaan xiisadaha magaalada Garowe ka jira ee ka dhashay is haynta maamulkiisa iyo kooxaha mucaaradka. Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in aad loo buun buuniyay xaaladda nabad galyo, isagoo sheegay in dadka lagu qixiyay warar...
Wabiga Shabeelle ayaa saacadahii lasoo dhaafay si weyn ugu fatahay xaafado horleh oo ku yaala degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Xaafadaha Bag Abeeso hantiwadaag iyo Buulabari ayaa ka mid ah xaafadaha uu saacadahii lasoo dhaafay sida weyn ugu fatahay, halka xaafada Indhaceel ay aheyd xaafadii ugu horeysay ee biyaha looga...
Mudanayaal ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho uga dhawaaqay Kudlad la magac baxday Toosin Qaran. Xildhibaanadaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa warbaahinta u sheegay in kudlada ay tahay mid u taagan ilaalinta Dastuurka dalka,taas oo Muujineysa in ay kasoo horjeedaan Wax ka Bedelka Dastuurka kmg ee...
Hoggaamiyaha guud ee ciidamada difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawiisleeyda Cali Jeyte Cismaan ahna madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State ayaa fariin adag u diray dadka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada ay ka taliyaan kooxda Al-shabaab. U qeybsanaha xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha ciidanka Difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawisleyda...
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, xasan Sheikh Maxamuud ayaa mar kale ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta khilaafaadka doorashada Puntland. Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta hortagay baarlamaanka labadiisa aqal, ayaa sheegay inay taabanayso oo uu ka xun yahay dhiilada colaadeed ee kasoo yeeraysa magaaalda Garowe. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in loo baahan...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay muhiimada Soomaaliya ay u leedahay ka mid noqoshada daladda bulshada Bariga Afrika. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu horeyn ugu hambaleeyay shacabka Soomaaliyeed ku biirista daladan ayaa sheegay in fursad ahaan wax...