Waxaa maanta buuq iyo fowdo kusoo dhamaaday fadhi wadajir ah oo labada gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya isugu yimaadeen xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa.
Buuqa ayaa bilaawday kadib markii mudanayaal ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka ay is hortaag ku sameyeen inuu furmo fadhiga oo uu shir guddoominaayay guddoomiyaha...
Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweysay go’aanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu uga qaaday Cunnaqabateynta hubka ee Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya 31 sano kadib ay awood buuxda u leedahay inay soo iibsato hub.
Madaxweynuhu wuxuu sheegay, in dalalka taageera...
Ciidamada badda Puntland, ayaa xoojiyey howlgallada xeebaha ee degaanada maamulkaas, ka dib markii kooxaha burcad badeedu ay bilaabeen weeraro ay ku qafaalanayaan doonyaha kalluumaysiga iyo maraakiibta ganacsiga.
Taliyaha ciidanka badda Puntland Cabdullaahi Maxamed Axmed oo la hadlay wakaaladda wararka ee AP, ayaa u sheegay in ay laba jibaareen howlgallada ka...
Madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad xasaasi ah ka jeediyay shirka Caalamiga ah ee isbadalka Cimilada (COP28) oo lagu qabtay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa khudbadiisa kusoo bandhigay baaxada saameynta xoogan ay Soomaaliya ku yeelatay isbadalka Cimilada, isagoona xusay in daadadka ka...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Maanta oo Jimco ah cod u qaadi doona in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta hubka ee saaran mudo ka badan sodon sano.
Xubnahaan oo ka kooban 15 xubnood ayaa lagu wadaa in Maanta ay cod u qaadan labo qaraar oo la sheegay iney soo diyaarisay...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kala wareegtay dowladda Ruushka gargaarkii ugu badnaa ee loogu talo galay dadka ku barakacay daadadka iyo fatahaadaha is barbar socda ee ku dhuftay qaar ka mid ah gobolada dalka.
Gargaarkaan ay kala wareegtay dowladda Soomaaliya dalka Ruushka ayaa ka kooban 25-kun oo tan.
Safiirka dowladda Ruushka u...
Hay'adda Duulusta Hawada iyo maamulka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa soo saartay amaro adag oo la xariira hanaanka shaqo ee diyaaradaha u duula gobolada dalka.
Amarada kasoo baxay hay'adda ayaa yimid, kadib markii dadka rakaabka ah ee u safra gudaha dalka ay kasoo cawdeen habka shaqo ee duulimaadyada gudaha dalka,...
Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa ku baaqay nabad, isaga oo sheegay in colaada ka taagan qaybo kamid ah gobolka Sool nabad lagu dhameeyo.
Garaadka oo ka jawaabay shir ay dhawaan yeesheen beel kamid ah beelaha Somaliland oo ay xurguf colaadeed dhexmartay beeshiisa, ayaa sheegay in loo...
Maraykanka ayaa ku eedeeyay maraakiibta Shiinaha ee ku sugan gacanka cadmeed, in ay ku guuldareysteen in ay caawiyaan markab laga leeyahay Israa’iil, oo Axaddii ay weerareen burcad badeed Soomaali ah, sida uu sheegay Pentagon-ka.
Markab ganacsi oo ku gooshayay calanka dalka Liberia oo lagu magacaabo Central Park, kaasoo markii hore...
Qaramada Midoobay (QM) ayaa ku deeqday lacag dhan 5 milyan oo dollarka Maraykanka ah si wax looga qabto roobabka daadad xooggan wata oo ka da’ay guud ahaan Soomaaliya.
Kaalmada cusub ayaa ku soo beegantay lacag dhan 25 milyan oo doollar oo ka timid Sanduuqa Gargaarka Bani’aadannimo ee Soomaaliya iyo Sanduuqa...


















