Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn Xalay ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, taasoo la sheegay iney fulisay diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn.
Ila wareedyo ku sugan gudaha degmada Jilib ayaa warbaahinta u sheegay in marqura ay maqleen fiidnimadii hore ee xalay dhawaqa laba jug oo aad...
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Saciid Faarax Juxa, oo guddoomiye u ah guddi uu madaxweyne Deni u magacaabay inay wada xaajood la yeesheen siyaasiyiinta mucaaradka, ayaa sheegay in aanay waxba ka suurto galin wada hadalada labada dhinac.
Wasiir Juxa ayaa ku eedeeyay kooxaha mucaaradku inay ka cago jiideen inay la...
Hoggoomiyaha ciidamada difaaca dadweynaha ahna madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Cismaan ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalo culus oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay qeyba ka mid ah gobolka Hiiraan.
Hoggaamiye Cali Jeyte ayaa sheegay in howlgaladii Shalay dhacay lagu xureeyay deegaano badan oo ku yaala jiinka...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa howgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada maalintii labaad deegaano hoostaga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan.
Howlgaladaan ayaa waxaa hoggaaminaya Ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan ciidanka difaaca dadweynaha Cali Jeyte Cismaan iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka...
Dabley hubaysan ayaa saakay salaaddii subax kadib magaalada Boosaaso ku dilay Ibraahim C/raxmaan Cabdi, oo kamid ahaa ganacsatada caanka ah ee kasoo jeeda deeganada Koonfur Galbeed.
Ibraahim oo ahaa madax u ahaa bulshada kasoo jeeda deeganada Koonfur Galbeed ee ku sugan Gobolka Bari, ayaa la dilay waxyar kadib markii uu...
Ciidanka amniga ee dowladda ayaa gacanta ku dhigay eedeysane doonayay inuu miino ku dhajiyo xarun ganacsi oo kutaala suuqa bakaaraaha ee magaalada Muqdisho.
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir, Salaax Dheere ayaa warbaahinta u sheegay, raad raac la sameeyay in lagu guulaystay in gacanta lagusoo dhigo eedeysanaha iyo mooto bajaaj lagusoo qaaday...
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacmay, kadib markii qof iskusoo xiray waxyaabo qarxa uu isku qarxiyay afafka hore ee xerada TurkSom.
Qaraxaan ismiidaaminta ahaa ayaa lala beegsaday koox dhallinyaro ah oo safaf dheer ugu jirtay inay qortaan oo ay ku biiraan ciidamada xoogga dalka ee Gorgor.
Warar horudhaca oo aan...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo miinooyin ah oo saacadahii lasoo dhaafay lala eegtay goobo ganacsi oo kala duwan oo ku yaala gudaha magaalada Muqdisho.
Goobaha ganacsiyada ee qaraxyada miino lala eegtay ayaa laba ka mid ah waxay ku yaalaan jidka 30-ka, gaar ahaan agagaarka laba dhagax.
Qaraxa sadaxaad ayaa...
Madaxweyne Deni iyo qaar kamid ah xisbiyada siyaasada ayaa sheegay inay ka go’an tahay inay hirygaliyaan doorasho qof iyo cod, xilli muddo xileedka Deni uu ka harsan yahay dhowr iyo sodon cishe.
Madaxweyne Deni ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu mucaaradka kala xaajoodo sidii loogu qancin lahaa inay ka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo ka dhacay saacadahii lasoo dhaafay Tuulada Helo Bacaad oo ka tirsan gobolka Hiiraan.
Howlgalka ayaa la sheegay in ciidamada is kaashanaya ay ku dileen in ka badan 60 xubnood...


















