Wednesday, August 5, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Waxaa sii kordhaya maalinba maalinta ka dambeysa tirada dadka shacabka ee reer Falastiin ee ku dhimanaya duqeymaha Israa'iil. Militariga Israa'iil ayaa Sabtigii Shalay ahaa waxay duqeyn culus ka geysteen Koonfurta magaalaglda Gaza, gaar ahaan Khan Yoonis, taasoo geystay khasaare xoogan. Duqeynta Shalay ay Gaza ka geysteen Militariga Israa'iil ayaa kusoo aadeysa,...
Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad leh ku ansixiyay ku talo-galka Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee sannadka soo socda ee 2024. Tiro dhan 183 Xildhibaan oo katirsan labada aqal, ayaa cod gacan taag ah waxay ku meel mariyeen miisaaniyadda dowladda. Halka Saddex xubnood ay kasoo horjeesteen. Sida uu...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Jabuuti kaga qeybgalaya shirka 41-aad ee Urur goboleedka IGAD ayaa maanta dalkaas kulan la qaatay dhigiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa ka wadahadlay arrimo ay ka mid yihiin iskaashiga labada dowladood iyo amniga gobolka. "Labada Madaxweyne ayaa...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta 27-aad Faarax Cali Waasuge, Faarax Kooshin ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalo qaatay mudo todobaad ah ka socday deegaano u dhaxeeya magaalooyinka Baledweyne iyo Buulaburte ee gobolka Hiiraan. Taliyaha ayaa sheegay in howlgalada ay iska kaashanayeen ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka in laga...
Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo iskaashi oo dhanka difaaca ah iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika. Is-afgaradka oo lagu kala saxiixday magaalada Addis Ababa ayaa ah mid dib loogu cusboonaysiinayo heshiiskii hore ee la saxiixay bishii Febaraayo, 2014. Waxaa...
Guddiga sare ee hay’adda ee IMF ayaa kulmi doona 13-ka December si ay uga wada hadlaan deyn cafinta Soomaaliya, iyadoo horey la qorsheeyay in bishaan December Soomaaliya laga cafiyo deymaha badan ee lagu leeyahay muddada dheer. Afhayeenka Sanduuqa IMF Julie Kozack ayaa shir jaraa’id ku tiri, Tani waxay u noqon...
Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in wax sii socon kara uusan ahayn go’aankii ay shalay ku dhawaaqeen baarlamaanka Puntland, kuwaas oo muddo kordhin sanad ah sameystay. Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in go’ankaasi uu yahay mid sharci darro ah oo laga naxo in dadka shacabka ah dhegahooda uu...
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda Sacuudi Carabiya iyo ehelada dadkii ku dhintay shil diyaaradeed oo ay gashay diyaarad ay lahaayeen ciidamada cirka Sacuudiga. Wakaaladda wararka Sucuudiga oo soo xiganaysa afhayeenka milatariga Brig. Gen.Turki al-Maliki, ayaa sheegay in shilkan uu dhacay xilli tababar uu ka socday...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ayaa saakay howlgal qorshyesan oo lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab ka sameeyay deegaanka Baraag Gurgurte oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Xarardheere. Howlgalka ayaa lagu dilay in ka badan 30 ka mid ah kooxda Al-shabaab...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis ku yihiin dhinacyada siyaasadda. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sidoo kale soo dhoweeyay go’aanka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, taas oo lagaga gudbayo hubinti la’aantii muddadan ka jirtay arrimaha doorashooyinka Puntland. Madaxweyne...