Wednesday, August 5, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada oo kulan aan caadi aheyn ka yeeshay xaalada Gaza ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay qaraar aan wali dhaqan galin oo lagu dalbanayo xabad joojin Bani'aadanimo oo deg deg ah ka dhacda Gaza. Qaraarkaan ayaa waxaa u codeeyay ilaa 153 dowladood oo xubnaha ka...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Talaado ah shir guddoomin doona shirka amniga Soomaaliya oo ka dhacaya xarunta golaha guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya wakiilo ka kala socda 26 dal, Qaramada Midoobay, Jaamacadda Carabta, Midowga Yurub, Midowga Afrika, iyo...
Ciidamada dowladda ee gobolka Galguduud ayaa gacanta ku dhigay afar qof Talaadadii, kuwaas oo looga shakisan yahay dilal dhawaan loo geystay labo walaalo ah, sida lagu xaqiijiyay war ka soo baxay dowladda. Eedeysanayaasha oo laga soo qabtay deegaanka Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa la rumeysan yahay inay ku lug...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Talaadadii sameeyay Guddi ka kooban siddeed xubnood, si ay wax uga qabtaan khilaafaadka Baarlamaanka, ka hor doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ee bisha soo socota. Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Baarlamaanka ayaa ka kooban Isxaaq Axmed Xasan oo Guddoomiye u ah, waxaana xubno ka ah...
Soomaaliya ayaa la filayaa in todobaadkan laga cafiyo deymaha waaweyn, iyadoo hoos u dhigi doonta saamiga deynta lagu leeyahay ee GDP wax ka yar 6%, waana tallaabo taariikhi ah oo u ogolaaneysa inay dib ugu biirto nidaamka maaliyadeed ee caalamiga ah ka dib ku dhawaad ​​30 sano. Dalka ay colaaduhu...
Dowladda Turkiga ayaa wajaheysa cadaadis xooggan oo ay ku dooneyso in ay dib ugu soo celiso wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo la sheegay in uu Turkiga uga soo baxsaday shil baabuur oo ka dhacay magaalada Istanbul. Yunus Emre Gocer, oo 38 jir ahaa qaade mootada, ayaa u dhintay dhaawac...
Ciidamada Ilaalada Xuduudaha ee Finland ayaa Isniintii ka codsaday maxkamad in la kordhiyo xabsiga nin Ruush ah oo looga shakisan yahay in uu dambiyo dagaal ka geystay Ukraine. Kiiska xadhiga ee ka dhanka ah Yan Petrovsky ayaa lagaga hadlay maxkamada degmada Helsinki oo albaabadu u xidhan yihiin. Maxkamada ayaa amartay...
Urur goboleedka IGAD ayaa madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle u magacaabay ku xigeenka xoghayaha guud urur goboleedka IGAD. Soo jeedinta magacaabidda ku xigeenka xoghayaha guud ee IGAD, waxaa gudbiyay wasiirka arrimaha dibbada ee dalka Jabuuti, ahna shir guddoonka golaha wasiiradda IGAD. Tallaabadan Maxamed Cabdi Waare loogu magacaabay ku xigeenka xoghayaha fulinta...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa maxkamadda sare u jeediyay codsi ku aaddan in lakala diro baarlamaanka Puntland, kuwaas oo maalmo ka hor muddo kororsi sannad ah sameystay. Ilo lagu kalsoonaan karo oo la hadlay HOL, ayaa u sheegay in madaxweyne Deni uu maxkamadda sare ka sugayo kala dirista baarlamaanka, si...
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay Xalay ku dileen tuulada Ilix oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug Macalin Dugsi Quraan iyo Walaalkiis oo dhaqtar ahaa. Alle ha u naxariiste laba nin ee walaalaha ah ee dilka loo geystay ayaa lagu...