Wednesday, August 5, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ciidamada Booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa saakay howlgalo qorsheysan ka wada xaafadaha deegaanka Ceelasha Biyaha ee dhaca duuleedka magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa kusoo toosay saakay ciidamada oo isku fidiyay dhamaan xaafadaha deegaanka Ceelasha Biyaha, kuwaas oo sameynaya baaritaano qof iyo guri ah. Warar soo baxaya ayaa...
Markab ganacsi oo ku gooshayay calanka Malta, ayaa lagusoo waramayaa inay afduubteen burcad badeedda Soomaalida, sida ay sheegeen ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeedda Soomaalida. Haddii si rasmi ah la xaqiijiyo, wuxuu noqonayaa af-duubkii ugu horreeyay ee Markab ganacsi oo ay qabsadaan burcad-badeedda Soomaalida tan iyo sannadkii 2017-kii. Xarunta...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Xalay gaaray magaalada Kambala ee Caasimadda dalka Uganda, halkaas oo si weyn ugu soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Uganda. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Jimco ah kaga qeybgalaya Kambala mnaasabad si rasmi...
Qaar ka mid ah dadkii ka barakacay fatahaadii wabiga Shabeelle uu dhawaan ka geystay xaafadaha kala duwan ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa bilaabay iney dib ugu soo laabtaan guryahooda. Qeybo ka mid ah Xaafadaha Buundaweyn, Howlwadaag, Xaawa taako iyo Kooshin ayaa la arkayay saacadahii lasoo dhaafay qoysas...
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo Xiriirka kubada Cagta ayaa si wadajir u shaaciyey waqtiga rasmiga ah ee la qaban doono tartanka ku Cagta gobolka Banaadir iyo maamul goboleedyada dalka ee sanadkaan 2023-ka. Tartanka kubada Cagta ciyaaraha maamulka gobolka Banaadir iyo maamul goboleedyada ayaa lagu dhawaaqay inuu bilaaban...
Inta la ogyahay saddex qof ayaa ku dhintay dagaal beeleed saaka ka qarxay degmada Dararweyne ee gobolka Sanaag sida BBC Somali sheegtay. Dagaal beeleedkan oo u dhexeeya beelo dhawaanahan uu muran ka dhexeeyay, isla markaana isku horfadhiyay qaybo kamid ah degmada Dararwayne ayaa sidookale sababay dhaawac aan tiradiisa la xaqiijin. Dhawaqa...
Waddamada ka qeyb galay shirka amniga Soomaaliya ee ka dhacay magaalada New York, ayaa waxay taageereen qorshaha horumarinta amniga ee dowladda federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa sidoo lagusoo dhoweeyay guulaha dowladda Soomaaliya ay ka gaartay dhinacyada kala duwan, sida amniga, horumarinta dhaqaalaha, dayn cafinta iyo wadashaqaynta dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada. Shirka...
Madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ka horyimid guddiga xallinta khilaafaad iyo ansixinta xubnaha golaha wakiillada, kuwaas oo uu soo magacaabay madaxweyne Deni. Labada masuul oo warqado kasoo kala saaray xafiisyadooda, ayaa guddiga uu soo magacaabay madaxweyne Deni, ku tilmaamay guddi aan lagala tashan, sidoo kalena aan...
Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Firdhiye ayaa sheegay in dowladda Ingiriiska ay si cad ugu bareertay inay kasoo horjeedaan jiritaanka SSC- Khaatumo. Hoggaamiyaha SSC waxa uu sheegay in dowladda Ingiriiska aanay marnaba hor istaagi karin qaddiyadda SSC, ayna leeyihiin awood ay ku difaacaan jiritaanka masiirkooda. “Doorka Dawladda Ingiriiska ay ka leedahay...
Qaar kamid ah musharraxiinta madaxtinimada Puntland ayaa ka horyimid guddiga ansixinta baarlamaanka iyo xallinta khilaafaadka doorashada ee uu shalay magacaabay madaxweyne Deni. Musharraxiintan oo ay ku jiraan garabka hubaysan ee musharraxiinta,  ayaa ku eedeeyay madaxweyne Deni inuu soo magacaabay shakhsiyaad qaraabo la ah isaga, iyo xubno katirsan ururkiisa Kaah. Musharraxiintu waxay...