Tuesday, August 4, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyooday. Lix lalena way ku dhaawacmeen qarax galabtay ka dhacay magaalada Boosaaso ee  gobolka Bari. Qaraxaan ayaa ka dhacay goob lagu qayilo oo kutaala xaafadda Tuurta ee magaalada Boosaaso. Lama oga cidda ka dambeysay qaraxaan lala beegsaday goobtaas. Qaraxaan ayaa wuxuu ahaa miino goobta lagusii...
Taliska ciidanka Mareykanka ee loo yaqaano Africom ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay duqeyn diyaaradaha Mareykanka la beegsadeen goob ay isku aruursanayeen kooxda Al-shabaab oo ku taala Jubbada Hoose. Warsaxafadeed kasoo baxay taliska ayaa lagu sheegay in duqeynta ay maalin ka hor ka dhacday deegaan dhanka Waqooyi bari kaga beegan...
Hishiiskii  hor u dhaca ahaa ee ay gaareen Somaliland iyo Itoobiya ayaa dhaliyey cabsi iyo xiisad siyaasadeed oo gilgishay dhamaan gayiga iyo dalalka ay Soomaalidu u hayaantay ee dunida iyadoo arigtiyo fara badan laga muujiyey. Taariikhda dheer ee Itoobiya ay ku doonayso in mar uun ay hesho badd ayaa u...
 Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sharci jabin ku tilmaamay xeerka doorashooyinka ee Xeer Lr 91 oo uu madaxweynuhu dib ugu celiyay Golaha Guurtida. Golaha Wakiilada ayaa sheegay in talaabada uu madaxweynuhu xeerka dib ugu celiyay ay tahay mid aan waafaqsanayn Dastuurka Somaliland, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay golaha. "Waxaanu halkan ku...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo wareysi uu siiyey Al-Carabiya iyo Al-xadath, ayaa sheegay  in Soomaaliya aysan ku talo jirin inay dagaal la gasho Itoobiya, balse aysan ka waaban doonin inay difaacdo dalkeeda haddii loo baahdo. "Ma lihin wax qorshe ah ama ujeeddo ah inaan dagaal la galno Itoobiya...
Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay waxa uu kaga hadlay Xuska Aasaaskii Dowlad degaanka Soomaalida oo markii u horreysay la xusayo, iyo ahmiyadda ay u leedahay shacabka degaanka Soomaalida in la xuso maalintan iyadoo wax badan laga baranayo taariikhdii uusoo maray degaanka...
Iyada oo ay sii xoogaysanayso xiisadda Geeska Afrika, Itoobiya waxay dhaleecaysay falcelinta beesha caalamka ee ku aaddan heshiiskii is-afgaradka (MoU) ee ay dhawaan la gashay Somaliland. Redwan Hussien, Lataliyaha Amniga Qaranka ee Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, ayaa ku eedeeyay jileyaal caalami ah oo aan la magacaabin inay cadow ku yihiin Itoobiya...
Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta qasriga madaxtooyada dalka Masar kulan kula qaatay dhigiisa madaxweynaha dalkaas Abdelfatah Al Sisi. Kulanka oo ahaa mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa labada madaxweyne waxay kaga wada hadleen arrimo la xariira amniga iyo istaraatiijadda Carbeed ee Badda Cas,...
Laamaha amniga Puntland ee gobolka Bari oo ay wehliyaan masuuliyiin kale, ayaa maanta wax iska weydiiyay amniga magaalada Boosaaso oo waayahaan dambe ay kusoo badanayaan qaraxyada lagu weerarayo xarumaha ganacsiga. Shir ay maanta isugu yimaadeen mas'uuliyiintaan ayay ku sheegeen in la qaadayo howlgal ballaaran oo lagusoo afjarayo waxay ugu yeereen...
Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal iyo xaaladda Gobolka. Afhayeenka madaxtooyada Masar ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay inay labada hoggaamiye ka wada hadleen sidii loo...