Cumar C/rashiid R/wasaarihii Hore oo ku Baaqey in Loo Diyaar Garoobo Dagaal uu isku Dayo Abiy Ahmed.
Raysal wasaarahii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay iney u diyaar garoobaan dagaal uu ku dhiiran karo Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed.
Cumar Cabdirashiid oo wareysi siinaayay Hanoolaato ayaa sheegay in loo baahan yahay in dadka Soomaaliyeed ay difaac xoog leh ka galaan...
Dowladda Itoobiya ayaa ka codsatay IGAD in la qabto shir madaxeed aan caadi ahayn, inkastoo ay Itoobiya horay u diiday inay ka qaybgasho shirkii ay dowladda Soomaaliya codsatay.
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa looga codsaday Jabuuti iyo Itoobiya qabashada shir madaxeed aan caadi ahayn si ay Itoobiya...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi ayaa xilka qaadis ku sameeyay maanta laba wasiir oo ka tirsana Xukuumadiisa, islamarkaana magacaabay laba kale.
Labada wasiir ee xilka qaadista lagu sameeyay ayaa kala ah Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Axmed Madoobe Nuunoow iyo Wasiirkii Wasaaradda Howlaha guud iyo...
Waxaa goordhaw soo idlaatay ciyaartii Finalka aheyd ee tartanka koobka kubadda Cagta dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo galabta ku dhexmartay garoonka Kubadda Cagta Muqdisho xulalka Hirshabeelle iyo Galmudug.
Kulankaan Finalka ahaa ayaa waqtigii loogu talo galay ciyaarta ee 90-ka daqiiqo ahaa waxa uu kusoo dhamaaday barbar dhac 0-0...
INS Sumitra, oo ah markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada badda Hindiya, ayaa soo badbaadiyay kalluumaysato ay afduub u haysteen burcad badeedda Soomaalida.
Sida ay saraakiishu sheegeen, 17 shaqaale oo la socday doon kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Iran, ayaa lagasoo badbaadiyay afduubka burcad-badeedda.
Burcadbadeeda ayaa si xoog ah u fuulay...
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu qabto kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha xaaladda Geeska Afrika.
Kulankan ayaa daba socda xiisadaha sii kordhaya ee ka dhashay heshiiska dowladda Ethiopia ay la gashay maamulka Somaliland.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Ethiopia inay ku xad-gudubtayy madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee...
Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Muqtaar Maxamed Waare, ayaa raaligelin ka bixiyay hadal uu warbaahinta ka sheegay, ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in laga yaabo in xilka looga qaado hadalkaas.
Sida ay tebisay warbaahinta gudaha Ethiopia, Ambassador Waare ayaa Soomaaliya ku tilmaamay qaran ay abuureen gumeystayaal, Somaliland...
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta daah furay mashaariic la xiriirta dhinacyada Caafimaadka, Waxbarashada, Biyaha iyo Gargaarka, kaasoo ay Soomaaliya ka hirgelineyso Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Samafalka.
Masharuucaan uu maanta Raysal wasaare Xamse ka daah furay Muqdisho ayaa la sheegay inuu yahay mashruuc...
Koox looga shakisan yahay inay yihiin Burcadbadeed Soomaali ah ayaa fuulay oo afduubtay markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Sri Lanka, kaas oo ay la socdeen lix shaqaale ah.
Waa weerarkii ugu dambeeyay ee ka dhanka ah maraakiibta mara badweynta Hindiya, sida ay sheegeen ciidamada caalamiga ah badda.
Afhayeen u hadlay...
Dadka ku nool degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn u hadal haayo dhacdadaan naxdinta badan oo uu ninka dhalinyarada ah ku gubay xaaskiisa.
Wararka hordhaca ee soo baxaya ayaa sheegaya in ninkaan xaaskiisa oo xaamilo aheyd uu qol kusoo xiray dabadeedna uu dab qabad siiyay.
Dad daris la ahaa...


















