Tuesday, August 4, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay kulan gaar ah kula qaatay xarunta Madaxtooyada Qaranka Soomaaliya qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed. Kulankaan dhexmaray madaxweyne Xasan Sheekh iyo Culimada Soomaaliyeed oo uu ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Fedaraalka Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa looga...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ee fadhigeedu yahay magaalada Boosaaso ayaa midkiiba 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay afar nin oo lagusoo eedeeyay inay katirsan yihiin Alshabaab. Xukumanayaasha oo lagu kala magacaabo, Cabdirisaaq Maxamed Shire, Siciid Faarax Cabdiqaadir, Farxaan Weyrax Lixad iyo Cabdiqani Cali Faarax ayaa lagu eedeeyay...
Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka hadashay war si weyn loogu faafiyay saacadahii lasoo dhaafay baraha bulshada oo la xariiray in dowladda Soomaaliya ay hawada ka celisay diyaarad ku socotay magaalada Hargeysa oo la sheegay iney aheyd nooca gargaarka caafimaadka ah ee Air Ambulance. Warkaan ku faafay baraha bulshada ayaa...
Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday qiimaha sanadkaan 2024-ka ay kusoo xajin doonaan Xujeeyda Soomaaliyeed. Wasaaradda  ayaa sheegtay in guddi khuburo  gudaha Soomaaliya iyo Sacuudiga ay u xilsaartay soo qiimeynta qidmada ku baxeysa Xujeyda mudo laba bilood ah kadib la isla meel dhigay in...
Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xalay halkaasi ay ka dhacday dhacdo si weyn looga argagaxay oo saakay laga hadal haayo xaafadaha degmadaas. Dhacdaan naxdinta leh ayaa timid kadib markii hooyo iyo wiilkeeda oo dhalinyaro ah ay tooreey ku dileen aabihii qoyska. Dilka tooreyda loo adeegsaday...
Taliska qeybta ciidanka Booliiska maamulka Puntland ee gobolka Bari ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigeen laba horjooge oo ka tirsan Ururka Daacish. War qoraal ah oo kasoo baxay taliska Booliiska ayaa lagu sheegay in horjoogayaashan lagu qabtay howlgal ka dhacay deegaanka Bohol oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ufeyn...
Askar katirsan ciidamadii lagusoo tababaray dalka Eritrea, ayaa maanta xirtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan. Ciidamadan ayaa dhowr bilood ka hor markii dalka dib loogusoo celiyay waxay qeybtooda kasoo jeeda Puntland tageen magaalooyinka Garowe iyo Boosaaso, iyagoo lagu daray ciidamada mariiniska Puntland ee uu taageero...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in la qabtay shidaal badan oo laga bixinayay Dowlad degaanka Soomaalida loona waday Jubbaland Soomaaliya, sida lagu daabacay bogga rasmiga ah ee Facebook ku leeyihiin Ciidamada Millitariga Itoobiya. Shidaalkan ayay Ciidamadu sheegeen inuu dhanaa ilaa 30 foosto oo shidaal ah, kaas oo lacagtiisa lagu qiyaasay ilaa...
Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay Xalay ku dileen gudaha degmadaas haweeneey caan ka aheyd. Haweeneyda kooxaha hubeysan ay dileen ayaa lagu magacaabi jiray Foos Aadan Nuure Xuubeey, taasoo lagu dilay meel u dhaweyd gurigeeda oo ku yaala Xaafada Ubax ee degmada...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax galinkii dambe ee shalay ka dhacay guri ku yaala deegaanka Beera yabaal oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buula burte ee gobolka Hiiraan. Qaraxa oo jugtiisa aheyd mid aad u xoogan ayaa laga maqlay meelo ka fog deegaanka, waxaana...