Heshiis Difaac Dhexmarey Dawladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo Golaha Xukuumadda Federalku Ansixiyeen.
Golaha Wasiirrada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis lagu tilmaamay inuu yahay mid taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga.
Heshiiskan ayaa wuxuu ku saabsan yahay iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha.
Ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre oo shir guddoomiyay kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaadeen...
Somaliland ayaa sheegtay in ay si buuxda u hirgalinayso isfahamkii ay la gashay dowlada Itoobiya, waxayna ku dooday in uu yahay mid waafaqsan xeerarka caalamiga ah.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland D.R. Ciise Kayd Maxamuud, oo shir-jaraa'id ku qabtay Xafiiska Somaliland ee Itoobiya, ayaa warbaahinta Itoobiya u sheegay in heshiiska Somaliland...
Labada Barlamaan ee Federalka Soomaaliya oo Madaxweyne Xasan Sheekh La Hadli Doonaa Arbacada Berito.
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray maalinta berito ah labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulankii maanta ee labada Aqal ka hor sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxakuud uu berito hor imaan doono...
Maamulka Somaliland oo Sheegay in ay Guul ka Gaareen Maamulka Hawada Gobolada waqooyi ee Soomaaliya.
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay guul ka gaadhay maamulka hawadeeda, isla markaana ay tiro badan oo diyaarado ah adeegyo siisay.
Hay'adda Duulista iyo Madaarada Somaliland, ayaa dowlada Soomaaliya ku eedaysay in ay faafinayso warar been abuur ah oo sheegaya in Somaliland ay khalkhalisay hawada, lakiin taa badalkeeda ay Somaliland...
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa taageertay hadal kasoo baxay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ku saabsanaa in la ixtiraamo madaxbannaanida dhuleed iyo midnimadda Soomaaliya.
Catriona Laing oo warbixin ka jeedisay shirka Golaha Ammaanka ayaa ugu baaqday dhinacyadu inay galaan wada-hadal nabadeed oo waxtar...
Dowladda Mareykanka ayaa qiimeynaysa in duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhan ah al-Shabaab oo ay ka fuliyeen Soomaaliya lagu dilay labo dhaqtar oo Cuba u dhashay, sida ay sheegtay kooxda Alshabaab.
Mareykanka ayaa duqeyn ka fuliyay Khamiistii meel ku dhow degmada Jilib ee koonfurta Soomaaliya, sida laga soo xigtay...
Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay qarax khasaare badan geystay oo Xalay ka dhacay Isgoyska Sos ee degmada Heliwa ee magaalada Muqdisho.
War qoraal ah oo kasoo baxay Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in qaraxa kooxda Alshabaab la beegsatay gaari nooca dadweynaha ah iyo...
Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shir madaxeedka sanadlaha ee Ururka Midowga Afrika oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday xaruntooda oo ku taala magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Warmurtiyeedka laga soo saaray Meertada 37-aad ee shir madaxeedka Midowga Afrika ayaa looga hadlay arrimo badan oo xasaasi ah, waxaana...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta shaacisay waqtiga ay bilaabaneyso dhageysiga dacwada ka dhanka ah ninka ku eedeysan inuu dhawaan ku gubay Muqdisho Xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis.
War qoraal ah oo kasoo baxay Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu faray Kaaliyaha qeybta dambi baarista CID-da in eedeysanaha uu horkeeno...
Weriye Jamaal Maxamed Cusmaan oo katirsan telefishinka caalamiga ah ee Channel4 ee laga leeyahay dalka Uk, ayaa laga musaafuriyay Garowe, kaddib markii uu shalay kasoo dagay.
Hay’adaha amniga Puntland ayaa illaa iyo shalay su’aalo weydiinayay, waxaana ugu damayn maanta lagu amray inuu dib ugu laabto dalka Ethiopia oo waayahan uu...


















