Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doxa ee dalka Qatar ayaa halkaas heshiis muhiim ah kula saxiixday dhigiisa Wasiirka Cadaaladda dalka Qatar, ahna wasiiru dawlaha Arrimaha golaha wasiiradda dalka Qatar Ibraahiim Bin Cali Almuhannadi.
Heshiiskaan oo ahaa heshiis...
Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa la kulmay dhiggiisa Eritrea, Isaias Afwerki, iyagoo kawada hadlay madax-bannaanida Soomaaliya iyo xasilloonida gobolka.
Hoggaamiyayaasha labada dal, ayaa intii ay ku guda jireen kulankooda rasmiga ah, waxay hoosta kaga xariiqeen baahida degdega ah ee loo qabo in la ixtiraamo madax bannaanida Soomaaliya, iyagoo tilmaamay...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wafdi ka socday dalka Ingiriiska oo uu hoggaaminaayay Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga ee dalkaas James Stephen Heappey.
Madaxweyne Xasan sheekh iyo wafdiga wasiiru dowlaha Gaashaandhiga dalka Ingiriiska ayaa ka wada hadlay arrimo la xariira la dagaalanka kooxda...
Tobaneeyo askari oo katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa dalka Kenya u tagay sidii ay uga qeyb gali lahaayeen dhoolatus ciidan oo ay ka qeyb qaadan doonaan dalal badan oo Afrikaan ah.
Ciidamadan oo ka socda Kumaandooska Danab ayaa noqonaya kuwii ugu horeeyay ee ka qeyb qaata dhoolatus ciidan oo...
Baadhis uu si madaxbannaan Isbitaalka Guud ee Hargaysa ugu sameeyay maydka Cabdinaadir Muuse Dahable, oo dhawaan lagu dilay Muqdisho, ayaa lagu ogaaday in jidh dil loo gaystay markii la dilayay.
Agaasimaha Guud ee Isbitaalka D.R. Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhibaatooyin aad u badan loo...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeeed Jenaraal Sulub Axmed Firin ayaa xilkii looga qaaday Afhayeenkii ciidanka Booliiska Soomaaliya Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali Doodishe.
Taliye Sulub ayaa u magacaabay Afhayeenka cusub ee Booliiska Soomaaliya Gaashaanle sare Qaasim Axmed Rooble oo horay usoo qabtay xilkaan.
Shirjaraa'id oo ay si wadajir ah...
The Somali Civil Aviation Authority has issued a press release assuring the public and the airlines that use Somalia's airspace that they are fully in control of the safety and security of flights.
The agency said that there is no security and safety threat in Somalia's airspace, and that it...
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay ugu xaqiijisay shacabka iyo shirkadaha diyaaradaha isticmaala hawada Soomaaliya, inay si buuxda gacanta ugu hayaan badqabka iyo amniga duulimaadyada.
Hay'addu waxa ay sheegtay in aysan jirin khatar amni iyo mid badbaado oo ka jirta hawada Soomaaliya, isla markaana ay raacayso...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalkiisu uu is difaaci doono haddii Itoobiya ay ku dhaqaaqdo heshiiska ay ku doonayso in ay saldhig ciidan oo dhinaca badda ah ka samaysato Somaliland.
“Haddii Itoobiya ay ku adkeysato, Soomaaliya way iska caabin doontaa, wayna diidi doontaa. Haddii ay dalka soo...
Xeer ilaaliye ku xigeenka guud ee qaranka Soomaaliya Yusra Cismaan Shariif oo warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay iney soo kordhayaan dambiyada iyo xadgudubka ka dhanka ah caruurta ee ka dhaca guud ahaan dalka.
Yusra Cismaan ayaa sheegtay iney si gaar ah ula socdaan dhibaatooyinka loo geysto ama lagula...


















