Tuesday, August 4, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Ambassador Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa ka dhawaajiyay walaaca ay Soomaaliya ka qabto khatarta  weerarada Xuutiyiinta ee ka dhanka ah maraakiibta mara Badda Cas, isagoo carrabka ku adkeeyay saameynta ballaaran ee ay ku yeelan karto Soomaaliya iyo ammaanka gobolka. Ambassador Jibriil Cabdulle waxa uu tilmaamay muhiimadda istiraatijiyadeed...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda uga qeyb galo magaalada Nairobi ee dalka Kenya shirweynaha 6-aad ee ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha deegaanka. Shirkaan oo Shalay si rasmi ah uga furmay magaalada Nairobi ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda deegaanka...
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Qatar Airways ayaa Axadii ka badbaaday shil ay hawada ku wada gali lahaayeen diyaaradda Itoobiya Airline. Maxamed Al-Sheiban oo ah duuliyaha diyaaradda Qatar Airways, ayaa xaqiijiyay sida diyaaradda Qatar Airways ay uga badbaaday shilkaas, isagoo sheegay in shaqaalaha diyaaraddu ay maareeyeen khatarta uga imaan...
Maalmihii u dambeeyay waxaa Dowlad degaanka Soomaalida ka jirtay xiisad ka dhalatay xoolaha nool ee loosoo iib geeyo magaalada Jigjiga, kuwaas oo laga keeno duleedka magaalada Jigjiga, tuulooyinka ku hareeraysan magaalada iyo magaalooyin kale ee u dhaw magaalada Jigjiga. Haddaba Ciidamada Faderal Booliska ee Itoobiya ayaa labadii maalmood ee u...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil galinkii dambe ee Shalay loogu geystay nin ganacsade ahaa Suuqa Seybiyaano ee magaalada Muqdisho. Dilka ganacaanadaha ayaa la sheegay iney geysteen gabar goob ganacsi ku ag laheyd marxuumka la dilay iyo walaalkeed, kuwaas oo la tilmaamay in dilka ganacsanadaha ay u adeegaadeen Toorey. Alle...
Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduudka Lahayn (RSF) ayaa cambaareeyay go’aankii uu maamulka Puntland ku musaafuriyay  weriye Jamaal Cusmaan iyo soo saare kale, kuwaas oo katirsan telefishinka caalamiga ah ee Channel4. Ururka RSF ayaa sheegay in labada weriye ay Puntland u tageen inay warbixinno ka sameeyaan dhibaatooyinka badda cas ee burcad badeeddu...
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa waxay uga digtay maamulka Somaliland isku daygiisa ku aaddan qalqal galinta amniga diyaaradaha ku goosha hawada Soomaaliya. Wasiirka duulista ayaa sheegtay, sii socoshada isku dayga tallaabooyinkan, in ay keeni karaan in dowladda Soomaaliya ay ka fekerto...
Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan inuu xaaskiisa nolasha ku gubay, ayaa maanta markii labaad maxkamadda gobolka Banaadir kasoo muuqday, si uu u wajaho eedeymaha loo haysto. Maxkamadda ayaa la horkeenay 4 marqaati, kuwaas oo 3 kamid ah ay ahaayeen goob joogayaal ku sugnaa meel aan ka fogayn guriga...
Dowladda Uganda ayaa ku faantay in ay sugeyso amniga hawada Soomaaliya oo ay sheegtay inay caqabad ku ahayeen weerarada Al-Shabaab ee garoomada diyaaradaha. Brig Gen Anthony Mbuusi, taliyaha ciidamada Uganda ee Soomaaliya ayaa sheegay hadii uusan jiri lahayn dedaalka amni sugid ee ciidamada Uganda in garoonka diyaaaradaha ee Aadan Cadde...
Laba nin oo macdan qodayaal ah ayaa geeriyooday kadib markii uu kusoo dumay god ay macdan ka qodayeen oo ku yaala gobolka Gabilay ee Somaliland. Mid kamid ah raga macdanta ka qodayay godka dumay, oo MMTV u warramay, ayaa ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen, waxaanu sheegay in si...