Monday, August 3, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, ayaa shacabka reer Laascaanood ugu baaqay in ay iska difaacaan dagaal uu sheegay in ay Somaliland qorshaynayso. Firdhiye oo shacabka Laascaanood kula hadlay garoonka kubada ee Cabdi Bille Cabdi, ayaa sheegay in ay Somaliland qorshaynayso duulaan ay kusoo qaado degaanada SSC- Khaatumo. "Waad ogtihiin Muuse...
Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa xukun u dhexeeya 6 ilaa 8 sanno oo xabsi ah, iyo lacag ganaaxa ku riday 4 nin oo Itoobiyaan ah oo lagu helay in ay maandooriye ka ganacsanayeen. Maxkamada ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka ragan oo ay dhawaan ciidamada booliisku gacanta kusoo dhigeen iyaga oo khamri...
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa Khamiistii kala saxiixday heshiis shidaal baaris iyo qodis ah, kaasoo sii xoojinaya xiriirka labada dal ka dib markii ay soo gabagabeeyeen heshiiska difaaca bishii hore. Heshiisku waxa uu bartilmaameedsanayaa kaydka karbokarbon ee aagga dhaqaale ee gaarka ah, kaas oo aan la samayn tan iyo burburkii dawladdii...
Itoobiya ayaa u dabaal degtay sanadguuradii 46-aad ee ka soo wareegatay waxay ugu yeertay guushii Karamara oo ka dhigan sida ay sheegeen, jabkii  gaaray ciidamadii Soomaaliya ee Itoobiya dagaalka la galay sanadkii 1977. Itoobiya waxay ku tilmaamtay guul taariikhiya oo soo martay markii madaxweyne Maxamed Siyaad Barre oo xukumayay Soomaaliya...
Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa maanta xukun dil ah ku riday Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysnaa inuu  nolasha ku gubay xaaskiisa Luul Cabdicasiis Maxamed oo xaamilo ahayd. Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud ayaa sheegay in eedeysanaha lagu helay inuu si kas ah u gubay xaaskiisa, isagoo daliishanayay...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya soo gaaray saraakiil ka tirsan dowladda Turkiga, kuwaas oo lagu soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya. Wafdigaan Saraakiisha ah ee dalka Turkiga ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga waxay kulan kula qaateen Wasiirka Difaaca Xukuumadda Soonaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed...
Dowladda Kena ayaa shaaciyay magacyada iyo sawirrada 35 rag ah, kuwaas oo ku eedeysan inay katirsan kooxda Alshabaab. Xafiiska hay’adda dambi baarista Kenya ayaa ka codsaday bulshada qaybaheeda kala duwan in ay si mutadawacnimo ah u helaan xogo horseedi kara in la soo xiro raggaan la shaaciyay macluumaadkooda. “Soddon iyo shan...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Soomaaliya, ayaa ka wada hadlay iskaashiga dhanka tamarta ee labada dal. Bayraktar waxa uu Wasiirka batroolka iyo macdanta Cabdirisaaq Cumar ku qaabilay wasaaraddiisa oo ku taal caasimadda Ankara. Kulanka intii uu socday waxay...
Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre  ayaa ku eedeeyay Itoobiya in ay ka go’an tahay inay burburiso isku dayga lagu doonayo sii socoshada wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland ee dhawaan ka bilowday Jabuuti. Raysal wasaare Xamse wuxuu sheegay inuu aaminsan yahay in Somaliland lagu qiyaameeyay waxa ka dhacay magaalada Addis Ababa,...
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa magacaabis iyo isku shaandhweyn ku sameeyay qaar ka mid ah Golahiisa Wasiiradda Hirshabeelle. Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweyne Guudlaawe ayaa xilka looga qaaday Wasiiro ka tirsanaa Golaha Wasiiradda Hirshabeelle, islamarkaana sido kale la isku badalay qaar ka mid ah Wasiiradda.Magacaabista iyo isku...