Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa si weyn ugu dheeraaday ka hadalka horumarada ay ku talaabsatay dowladda Fedaraalka Soomaaliya.
Raysal wasaaraha ayaa sheegay in ay ka go’an tahay dowladda Fedaraalka sidii ay u sii xoojin...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in aan dib loosoo cusboonaysiin waajibaadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in laga guuro Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM), loona guuro Xafiiska Qaramada Midoobay ee caadiga ah.
Isbadalkan ayay dowladdu sheegtay...
Somaliland iyo Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa ku kala saxeexday heshiis ay Itoobiya Somaliland ugu tababarayso ciidamo booliis ah oo cusub.
Heshiiska oo lagu baahiyay barta Facebook ee Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa lagu sheegay in ay dhanacyadu gaadheen heshiis ku saabsan tababarada ciidamada booliiska.
"Hoggaanka Tababarka Ciidanka Booliska JSL Gen. Cabdi...
Taliska ciidanka Nabadsugida maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigay xubno badan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab.
Xubnahaan ka tirsan Al-shabaab ee lagu soo bandhigay Baydhabo ayaa tiro ahaan gaaraya 12 ruux oo ay ciidamadu kusoo qabqabteen howlgalo ay ka sameeyeen gudaha iyo daafaha magaalada...
Kenya ayaa billowday wadahadallo ay Soomaaliya uga dhaadhicineyso inay ka tanaasusho musharaxnimadeeda guddiga Midowga Afrika, si ay Soomaaliya u taageerto Raila Odinga oo Kenya u sharraxan.
Kenya ayaa mowqifkeeda si cad ugu sheegtay, intii lagu guda jiray kulan Talaadadii May 7, dhexmaray Madaxweyne ku xigeenka Kenya Rigathi Gachagua, iyo raysal...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdigiisa oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa halkaas Xalay kulan kula qaatay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Kenya.
Raysal Wasaare Xamse ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya kala hadlay kaalintooda ku aaddan dib u dhiska iyo horumarka dalka,...
Amnesty International ayaa sheegtay in 23 qof oo rayid ah lagu dilay labo weerar oo ka dhacay Soomaaliya oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar TB-2 oo ay samaysay shirkadda Turkiga ee Baykar, taasoo ay sheegtay in laga yaabo inay noqoto dambiyo dagaal.
Amnesty waxay sheegtay in weerarradaas...
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta khudbad ka jeediyay shir laba geesoodka ah oo u dhexeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka dhacay magaalada Naitobi ee Caasimada dalka Kenya.
Shirkaan laba geesoodka ah waxaa ka qeyb galay xubno ka socday labada dowladood oo ay kala hoggaaminayeen...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) oo ay ku jiraan dhowaad 30 dal oo Afrikaan ah ay taageerayaan musharraxa Soomaaliya u taagan xilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee 2025-2028.
Wasiirka arrimaha dibbada ayaa sheegay in guul weyn ay u tahay...
Ugu yaraan 107 qof oo tahriibayaal ah oo ay ku jiraan haween iyo carruur ayaa laga soo daayay magaalo ku taal koonfurta bari ee Liibiya, sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada Liibiya.
Walid Alorafi, oo ah afhayeenka waaxda dambi barista ee (CID) ee Benghazi, ayaa sheegay in muhaajiriinta, lagu...


















