Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda soomaaliya oo ka kooban 26 xisbi siyaasadeed uuna shir gudoominayey gudoomiyaha isbabheysiga Siciid Jaamac Qorshel ayaa waxaa lagaga hadley qodobo badan oo la xiriira siyaasadda iyo arrimaha Amniga dalka.
Dood iyo falanqeyn dheer kadib waxey xubnaha Isbaheysigu isku raaceen hal meelna ka wada istaageen qodobada soo socda:-
1...
Nairobi oo aad falal dambiyeedku ugu badnaan jiray waayihii hore ayaa haatan waxaa aad u wanaagsanaaday amnigeeda.
Caasimada Nairobi ee Kenya oo Soomaali badan ay kunooshay gaar ahaan xaafada Eastleigh oo dhacda dhankeeda bari ayaa guud ahaan amnigeedu soo hagaagay sida laga dareemayo iyo sida lasoo tebiyo ayadoo waagii hore...
Shirkan oo ay isugu yimaadeen culumada Bariga Afrika oo looga hadlayay ka-hortaga falalka Argagaxisada, Xag-jirnimada iyo ku dhaqanka Diinta islaamka ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Jabuuti.
Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo xiray shirka, isagoo la hadlayay culumadii ka qaybgalay shirkan ayuu sheegay inay Diinta Islaamku tahay nasteexo, balse ay...
Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan xaaskiisa iyo labadiisa gabadhood ayaa gaaray Magaalada HAVANA ee xarunta wadanka Cuba, taasoo noqonaysa tii ugu horreysya oo Madaxweyne Mareykan ah uu ku jato Jasiiraddaas muddo ku dhow 90-sano.
Booqashada Obama ayaa imaanaysaa; iyadoo labadii sano ee ee...
Dabley ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraray fariisin ciidamada Soomaaliya ay kuleeyihiin Laanta-Buuro, Shabellaha Hoose abbaare xalay saqdii dhexe.
Dagaalkaa ayaa qaatay saacado badan sida wararku nagu soo gaarayaan. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in Alshabaab xeradaa ay labo dhinac ka soo weerareen. Muddo kooban ayay xeradaa la wareegeen dableyda...
-Magaalo Madaxda Puntland ee Garoowe waxay hoy u tahay kumanaan qoys oo barakacayaal ah kuwaasi oo ku noolaa in ka badan 20 sano si nabad galyo ah kana helay adeegyo nololeed oo kala duwan marxalado kala duwanba ha soo mareene.
Barakacayaashu waxay xeryooyin kala duwan ku leeyihiin dhanka bari ee...
Somaliland iyo Jabuuti, ayaa sheegay inay ka heshiiyeen Weerarkii ay ciidamada badda ee Jabuuti kusoo qaadeen Ciidanka Badda Somaliland, kaasi oo ay ku dileen hal askari halka mid kalena ku dhaawaceen.
Wafti Wasiirro ah oo ka socday Somaliland oo Afartii Casho ee ugu dambeeyay ku sugnaa Jabuuti ayaa sheegay in...
Somaliland iyo Jabuuti, ayaa sheegay inay ka heshiiyeen Weerarkii ay ciidamada badda ee Jabuuti kusoo qaadeen Ciidanka Badda Somaliland, kaasi oo ay ku dileen hal askari halka mid kalena ku dhaawaceen.
Wafti Wasiirro ah oo ka socday Somaliland oo Afartii Casho ee ugu dambeeyay ku sugnaa Jabuuti ayaa sheegay in...
Millateriga Kenya ayaa sheegay maanta inay 34 ka mid ah xoogagga Al-shabaab ay ku dileen laba dagaal oo ay shalay iyo xalay xoogag taabacsan Al-shabaab kula galeen deegaanno ku yaalla Koonfurta Soomaaliya.
Afhayeenka millateriga dalka Kenya, Col. David Obonyo ayaa sheegay in dagaal shalay ay kula galeen gobolka Jubbada Hoose...
Dagaal culus oo ciidanka Puntland iyo kuwa Al-shabaab u dhexeeya ayaa ka socda Maanta deegaan 18-km u jira deegaanka Gara-cad, halkaasoo ay xoogagga Al-shabaab galeen 14-kii bishan Maarso.
Wararka laga helayo Deegaankaas ayaa sheegaya in dagaalku uu yahay mid aad u culus oo labada dhinac ay is-dhaafsanayaan hub culus iyo...


















