SHirkii madaxda madasha Qaranka oo beryahan Muqdisho ka socdey ayaa lagu soo waramayaa in ay ku heshiiyeen sida loo kala qaadanayo Barlamaanka soo socda Aqalka hoose ee wakiilada gobolada dalka.
Qaabkan oo u eg kii hore ee beelaha Soomaaliyeed ayaa hadana si kale loo dhigey isla markaana waxaa la qeybiyey...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukunno kala duwan ku riday dadkii loo heystay qaraxii diyaaradii Daallo Airlines ee 02-dii bishii Febraayo ee Sanadkan 2016-ka, lala beegsaday, iyadoo garoonka Muqdisho ka duushay kuna socotay Dalka Jabuuti, Waxaana Mas'uuliyadda weerarkaas sheegatay Al-shabaab.
Eedeysanayaaha oo ahaa 13-ruux, waxaana shan ka...
Madaxwaynihii hore ee Dalka Jaad, Hissene Habre - ayaa lagu helay dambiyo dhan ka ah bani’aadamnimada, waxaana lagu xukumay Maanta xabsi daa'in ama xabsi madaxaa ha-ku-furto ah.
Waddanka Senegal ayaa lagu maxkamadeeyay Habre, Waxaana la saaray Maxkamad gaar ah oo uu taageero Ururka Midowga Afrika. Waxaana Dambiyada lagu eedeeyay ka...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Magaalada Washington ee Dalka Mareykanka, Axmed Ciise Cawad, ayaa Wareysi dhinacyo badan oo uu siiyay warsom, uga hadlay Xaaladda Dhallinyaro Soomaaliyeed oo la sheegay inay ku xiran yihiin xabsiyo ku yaalla Mareykanka, ayna Xukuumadda Mareykanku damacsan tahay inay dib ugu celiso Waddankooda Soomaaliya.
Dhalinyaradaas oo qaab...
Kooxdan ciyaartoyda ah oo ka timid degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, xiriirka kubadda cagta Jubaland iyo masuuliyiin ka tirsan Jubaland.
Ciyaartooydan oo ka socotay mid kamid ah kooxaha ka dhisan degmada Gaalkacyo ayaa ciyaaro saaxiibtinimo la dheeli doona...
Danjiraha Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Danjire Jamaal Maxamed Barrow iyo dublamaasiyiin ka tirsan Safaaradda oo dhawaanahan Kormeerayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Sagaalka Gobol ee dalka Koonfur Afrika, ayaa waxay Booqasho ugu tageen Jaaliyadda Gobalka Limpopo, kuwasoo ay la qaatay kulammo Gaar-gaar ah oo ay Mas'uuliyiinta Safaarada ku xog-wareesanayeen...
Maalmo kooban oo kaliya ayaa ka dhiman Bilashada Bisha barakeysan ee Ramadaan oo ah bil ku weyn guud ahaanba dadka muslimiinta ah ee ku nool daafaha aduunyada gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.
Sida cadadda ah maalmaha ka horeeya bisha Ramadaan inta badan qoysaska Soomaaliyeed waxaa ay u gallaan diyaar garoow xoog...
Xarunta Degmadda Wardhiigley ee Gobolka Banaadir ayaa lagu qatay Xaflad lagu soo xirayay Tababar muddo Sagaal Bilood ah u socday 75 Haween Soomaaliyeed ah, kuwaasoo baranayay Af-Soomaaliga, Xisaab iyo Kambiyuutar.
Munaasabadda oo ay ka qayb-galeen maamulka degmooyinka gobolka Banaadir, ururka Haweenka Qaranka, Madaxda Hay’adaha Samafalka, Waaliddiinta Ardaydii wax-la-barey, Ardeydi dhameystey waxbarashada...
Xarunta Degmadda Wardhiigley ee Gobolka Banaadir ayaa lagu qatay Xaflad lagu soo xirayay Tababar muddo Sagaal Bilood ah u socday 75 Haween Soomaaliyeed ah, kuwaasoo baranayay Af-Soomaaliga, Xisaab iyo Kambiyuutar.
Munaasabadda oo ay ka qayb-galeen maamulka degmooyinka gobolka Banaadir, ururka Haweenka Qaranka, Madaxda Hay’adaha Samafalka, Waaliddiinta Ardaydii wax-la-barey, Ardeydi dhameystey waxbarashada...
Labo baan oo Kenyan ah ayaa dhawaan codsaday inay ka mid noqdaan 12 shirkadood oo caalami ah oo maaliyadeed oo ogolaanshiyo dhawaan codsaday in loo siiyo in ay ka shaqeeyaan gudaha Soomaaliya.
Baanan kale oo laga leeyahay khaliijka Carbeed ayaa iyana doonaya inay xarumo ka furtaan isla markaana ka hawlgalaan...


















