Maamulka Ahlusunna Waljamaaca, ayaa diiday in wada-hadal ay dabada ka riixayso Dowladda Federaalka Somalia la gasho maamul-goboleedka Galmudug, xilli ay socdaan dadaallo la doonayo in lagu dhexdhexaadiyo labada dhinac.
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ahlusunna ee gobollada dhexe, Cabdllaahi Diirshe ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin wada-hadal loo furayo iyaga iyo...
Qiyaas ahaan ayaa dalka Mareykanka waxaa loo ogolaaday inay soo galaan ilaa 30 kun oo qaxooti Muslimiin ah sanad maaliyadeedka dalkaa ee haatan socda.
Dadkaa ayaa tiradoodu cagacageyneysaa kala bar dhammaan qaxootigii loo ogolaaday in sanadkaan ay soo galaan Mareykanka. Badi qaxootigaa Muslimiinta ah waxay kasoo jeedaan dalalka Suuriya iyo...
Magaalada Mombasa oo ah caasimada labaad ee Kenya ayaa waxaa laga mamnuucay xafladaha aroosyada ee socda ilaa saqda dhexe ee habeynkii.
Arinkaa ayaa waxaa maamulka magaaladaasi ku doonayaa in uu ku horumariyo ammaanka. Dhallin yaro yaryar oo wiilal ah ayaa la sheegay in dumarka xafladahaa taga ay dhibaateeyaan gaar ahaan...
G/sool magaalada Laascaanood oo uu maanta booqaho ku tagey wasiirka cusub ee arrimaha gudaha S/LAND.
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ee dhawaan la magcaabay Yaasiin Maxamuud Xiir ayaa soo gaadhey magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool.
Wasiirka oo soodhoweyntii ugu balaadhnayd loogu sameeyey degaanka Guumeys oo 70KM. waqooyi kaga aadan magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Sidoo kale Wasiirka ayaa degaanadda Yagoori iyo Cadhi-cadeeye ay dadweynaha ku...
Dawlada Turkiga ayaa sheegtay inay cafis u fidisay kumanaan maxaabiis ah kuwaasoo haatan kujira xabsiyada Turkiga.
Lama oga sababta dhabta ah ee maxaabiistaa loo cafiyay laakiin ilo wareedyo ayaa sheegaya in dawlada Turkigu dooneyso inay boosas ama nafis uga hesho xabsiyada dad badan oo dhawaan la xiray kadib afgambigii dhicisoobay.
23000...
Laanta danbi baarista Maraykanka ee FBI-da ayaa ku soo biirtay baaritaanka lagu hayo weerar qorshaysan oo laba bilood ka hor lagu qaaday Somali ku socotay taraawiixda ,taasi oo sababtay dhawaca dhowr qof oo ka tirsanaa Somalidan.
Arintan ayaa dhacday ka dib markii nin hubaysan uu rasaas oodda kaga qaaday xili...
Bandhigga buugaagta ee caalamiga ah ayaa lagu wadaa maanta inuu ka furmo Muqdisho.
Waxaa lagu wadaa halkaa in lagu soo bandhigo buugaag badan oo afka Soomaaliga ku qoran oo ay qoreen qoraayaal badan oo Soomaaliyeed.
Waxaa sidoo kale lagu soo bandhig doonaa halkaa buugaag ay qoreen dad ajnabi ah sida...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta la filayaa inay yeeshaan kulankoodii ugu dambeeyay ee ay isugu imaaayaan afartii sano ee lasoo dhaafay.
Fadhiga baarlamaanka ee maanta ayaa lgau wadaa in looga doodo qaraar ku la xiriira dastuurka KMG-ka ah ee Soomaaliya, kaasoo qorshuhu yahay in loo gudbiyo baarlamaanka lasoo dhisayo.
"Maanta...
Shacabka kunool degmada Garissa ee Kenyanka ah ayaa waxaa looga digay inay qariyaan qaxootiga Dhadhaab ee diidan in dib loo celiyo kuwaasoo qaarkood laga yaabo inay Garissa yimaadaan si arinkaa ay uga baaqsadaan.
Isku duwaha hawlaha dawlada Kenya ee gobolka Waqooyi-bari Kenya Maxamuud Saalax ayaa uga digay dadka kunool magaalada...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo Taliyaha Booliiska Somalia Jen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa Maanta kormeer ku tagay saldhiga ciidamada booliiska Jubbaland ee Kismaayo.Taliyaha iyo Madaxweynaha ayaa kormeeray qaybaha Saldhiga Magaalada Kismaayo uu ka kooban yahay, kaas oo hadda Talis Guud u ah Ciiidamada...


















