Tuesday, September 8, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Shirkadda BECO ayaa macaameesheeda waxey u balan qaadeysaa qiimo dhimis aan hore loo arag iyadoo uga faa'iideynaysa Ciidal Adxaa oo ah ciida weyn ee muslimiinta waxeyna qiima dhistani bilaabaneysaa bishan aynu ku jirno ee Septenber. Hadaba hadii aad caruurta ku canaananjirtey waa maxay dhaldan shidan iyo nalkan iska daaraaran ka...
Kumanaan dadweyne ah ayaa subaxnimadii hore ee saakay u dareeray masaajida magaalada Beledweyne, halkaasoo ay wadda jir ugu ogeen salaada Ciidu-Adxaa oo ah maalin ku weyn guud ahaanba marka la eego dunida muslimka. Salaada kaddib ayeey culimadu bilaabeen in ay dadka wacdiyaan, isla markaana ku booriyaan in maanta oo kale...
Musharraxa madaxweyne ee Mareykanka, Hillary Clinton, ayaa waxa ku dhacay burakiito, ama oofwareen. War qoraal ah oo la soo saaray kadib markii Clinton ay dhacday xilli ay munaasabad shacab ka qeybgaleysay ayaa arrintaasi lagu xusay. Sawirro lagu baahiyay internetka waxa ay muujinayaan iyadoo caawiyaheeda uu kortaagan yahay. Jilbaheeda suun ama xarig...
Maanta ayaa waxaa isugu soo baxay fagaareyaasha dad Muslimiin ah gaar ahaan Soomaali xaafada Islii si ay u tukadaan Ciidul Adxa. Dadka oo khalikhi Ilaahay ahaa-macnaha aad u tira badnaa isuguna jiray qeybaha bulshada ee kala duwan ayaa buux dhaafshay garoomada iyo masaajida Islii si ay u tukadaan salaada ciida....
Xoogaga Mucaaradka ee diidan dowladda dalkaa ee ay Taageereyso Qaramada Midoobay ee ku sugan magaalada Tripoli ee xarunta waddanka Libya waxay sheegayaan in ay qabsadeen laba dekeddood oo shidaalka laga qaado oo Bariga dalkaas ku yaalla. Afhayeen u hadlay Sarkaalka fallaagoobay, Khaliifa Xaf-tar ayaa u sheegay Warbaahinta inay xooggagiisa Hadda...
Xisbiyada mucaaradka, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay go’aankii madaxweynaha ka soo baxay ee lagu kala qaaday labaddii doorasho ee is barkanayd. Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa si taxadar ku jiro usoo dhoweeyey go’aanka madaxweynaha, isla markaana shuruud ku xidhay muddo kordhin loo sameeyey golaha Wakiiladda, waxaanu soojeediyey...
Dhul gariir xaddigiisu gaarsiisan yahay 5.7 ayaa shalay ka dhacay dalka Tanzania kaasoo dilay ugu yaraan 13 qof. Waxaa sidoo kale dhulgariirkaa ku dhaawacmay dad tiradoodu boqol sare u dhaaftay. Hayadaha dawliga ah ee dalkaa ayaa sheegay in dhul gariirku ka dhacay xadka dalkaasi la wadaago Rwanda gaar ahaan meel...
-Ciidamada Jubaland, kuwa dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo iskaashanaya ayaa qeybo ka tirsan gobolka J/hoose ka bilaabay howlgallo ka dhan ah Al-shabaab, ayadoo cidiamada ay dhawaan gacanta ku dhigeen deegaanka Cabdalla Biroole oo qiyaastii 45 KM dhanka galbeed kaga beegan Kismaayo. Howlgalladan oo la doonayo in Al-shabaab looga saaro deegaanada...
ee Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa shalay sheegay in ammaanka Muqdisho la adkeeyay maadaama Muqdisho lagu qabanaayo shir madaxeedka IGAD Salaasada soo socota. Wuxuu sidoo kale Madaxweyne Xassan sheegay in nawaaxiga Muqdisho ammaankiisa la adkeeyay sidoo kale. Madaxda dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Soomaaliya, Koofurta Suudaan, Suudan iyo Uganda ayaa la...
Ugaas Xassan Ugaas Khaliif  oo ayaa ka Qayb-gallay dibadbax ka dhacay magaalada Beledweyne, ayaa sheegay in marnaba Aqbali doonin wax ka badan Siddeedii gobol ee Soomaaliya. “Horay ayaan u sheegnay, marar badanna waan ku cel-celinay, 18 gobol wax leysku dhaho aan ogolanahay malaha, Soomaali waa in cadaalad wax loogu qeybiyo,...