Qoyska askariga oo maalmo ka hor ka soo muuqday fiidiyow Al-Shabaab soo daayeen ayaa durba fiidiyowgaa ka gartay.
“Haa, waa asaga!Kaasi waa asaga,” ayay tiri hooyadii markii ay aragtay fiidiyowga. Weyna doorsoontay markii ay aragtay muuqaalka wiilkeeda laga duubay.
Christine Nzilani Kiiyo ayaa wiilkeeda Leonard Maingi inuu yahay xaqiijisay dawlada Kenyana...
Dowladda Sucuudiga, ayaa uga Digtay Congress-ka Mareykanka inuu u ogolaado ehellada Dadkii ku dhintay Weerarkii 11-kii September, 2001-dii ka dhacay New York in tallaabo sharci ah ay qaadaan, taasoo ka dhan ah Sucuudiga.
Xukuumadda Riyaad ayaa sheegtay in la doonayo in tallaabadan lagu suuro-geliyo diidmada ay Congress-ku diideen Codkii diidmada-qayaxan...
Xalay ayaa abbaare maqribnimadii waxaa rag ku hubeysnaa bastoolado ay toogasho ku dileen Maxamed Aadan Qoordheere oo ka tirsanaa Wasaarada Caddaalada ee DFS.
Qoordheere ayaa wuxuu kasoo baxay masaajid uu ku tukaday salaada maqrib, degmada Waaberi ee Muqdisho halkaa oo uu daganaa.
Raggii dilay ayaan la aqoonsan goobtiina ka baxsaday ka...
Qeybo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa waxaa wali ka jira abaar iyo biyo yari.
Biyo yarida gobolkaa ka jirtaa ayaa halis ku ah dadka iyo duunyadaba ayadoo haatan dadka iyo duunyadaba ay geeri qarka u saaran yihiin.
Sanadkaan horrraantiisii iyo xataa laga soo bilaabo sanadkii hore ayaa waxaa qeybo badan oo...
Xrakada Al-shabaab ayaa soo saartay muuqaal fiidiyow ah oo uu ka soo muuqday askari ay KDF uga qabsadeen xeradii Ceel Cadde, Gedo, Soomaaliya.
Askarigaa KDF ayaa ka codsaday madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta in lasoo sii daayo inuu ka shaqeeyo. Wuxuu ninkaasi ka codsaday Kenya inay ciidamadeeda kala baxdo dalka Soomaaliya...
Dab xooggan ayaa ka kacay suuq weyn oo ku yaala Buulo Xuubey, degmada Wadajir ee caasimada Muqdisho.
Dabka ayaa bilowday saaka. Dad goob joog ahaa ayaa Hiiraan Online u sheegay in dabku geystay khasaare xooggan asagoo halkaa ku burburiyay dukaamo. Shaqaalaha dab daminta ayaa halkaa soo gaaray oo haatan oo...
Shirkadda GOOGLE, ayaa Mashruuc Internet oo lacag la'aan ah ka Hir-galinaysa laga Dalka Hindiya si ay u hesho dad badan oo isticmaala adeegeeyada shirkaddan.
Adeegan Internet oo lagu Magacaabo Google Station, ayaa Wi-Fi siin doona Saldhigyada Tareennada, iyadoo la doonayo in lagu sii ballaariyo dukaamada iyo maqaayadaha.
Sidoo kale, Google ayaa...
-Dawlada Mareykanka ayaa bayaan kasoo baxay saaka ku cambaareysay dilkii loo geystay Allaha u naxariistee wariyehii idaacada Radio Shabelle ee dhawaan lagu dilay Muqdisho.
Rag ku hubeysnaa bastooladu ayaa dilay marxuumka taariikh 27 bishaan. 'Dawlada Mareykanka ayaa aad u cambaareyneysa dilkii qorsheysnaa ee 27ka Sitembar loogu geystay wariye Soomaaliyeed, C/Caziiz...
Aqalka Kongareska Maraykanka ayaa shalay kasoo korjeestay diidayna diidmadii qayaxneyd ee Madaxweyne Obama uga soo horjeestay biil sharci oo u saamaxya ehelada dadkii ku dhintay weeraradii 9/11 inay dacweeyaan dawlada Sacuudi Carabiya.
Tani waa diidmadii ugu horeysay ee mudnaan ka yeelata go'aanada Obama intii uu xilka hayay oo sideed sano...
Diyaarado Dagaal ayaa Duqeymo Xooggan ka geystay Deegaan Dhinaca Bariga uga aaddan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, halkaas oo la sheegay in lagu dilay tro ka badan 20-qof, kuwo kalena ay ku dhaawacmeen.
Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Duqeymo loogu geystay ciidamadooda meel ku dhaw deegaanka Jeexdin oo 25-km...


















