Madaxweynaha dalka Koonfurta Sudan Salva Kiir Mayardid, ayaa waraaqihii aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjiraha Cusub ee Dowladda Federaalka Somalia ay u magacowday Dalka dalkaas, Xuseen Xaaji Axmed Maxamuud.
Danjiraha Soomaaliya ee Koonfurta Sudan, ayaa waxaa Munaasabaddii looga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ee Juba, ayaa waxaa Goob-joog...
Ururka Midowga Yurub ayaa ka hadlay dib u dhigidda doorashooyinka Soomaaliya, isagoo ka digay in doorashada mar kale dib loo dhigo, iyagoo sheegay in dib u dhac walba oo Doorashooyinka ku yimaada ay doorashooyinka ku sababi karaan carqalad.
Guddiga Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya, ayaa toddobaadkii hore waxay sheegeen in doorashada dib...
Gobolka Mudug ayaa sida qeybo badan oo Soomaaliya ah waxaa haatan saamayn ku yeeshay abaaro iyo biyo yari.
Dadka ku dhaqan gobolka Mudug ayaa waxaa haatan wajahaya biyo iyo baad yari haysata xoolahooda gobolkaas oo ka mid ah gobolada xoolo dhaqatadu ku badan tahay. Masuul katirsan masuuliyiinta gobolkaa ayaa warbaahinta...
-Faarax Macalin, afhayeenkii hore ee baarlamaanka Kenya iyo wasiir hore oo Soomaali ah ayaa feer isku daaduumiyay.
Muuqaal arinkaa ku saabsan ayaa laga arkay fiidiyow CCTV ah ayagoo waliba feer isla dhacaya Faarax Macalin iyo waziirkii hore ee isgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Mursal, gudaha hoteel ku yaala caasimada Kenya ee Nairobi.
Waxa...
Qaramada Midoobay ayaa u Magacawday ergay gaar ah arrimaha qoxootiga Somalia ee ku jira xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, si loo hubiyo amniga qoxootiga doonaya inay dalkooda dib ugu laabtaan, kaddib markii hay’adda HRW ay Kenya ku eedeysay inay si khasab ah qoxootiga ugu celinayso Somalia si ay u...
Turkiga ayaa Saldhig lagu Tababari doono Ciidamada Somalia iyo kuwa Waddamada Afrika Qaar ka mid ah lagu wadaa inay dhawaan ka furato Muqdisho, iyadoo saldhiggan uu noqon doono kii ugu weynaa ee ay abid ka furto meel ka baxsan xuduudaheeda.
Xukuumadda uu Hoggaamiyo Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa tan iyo...
Shalay ayaa waxaa la filaayay in qaar kale oo ka tirsan dhallinyarada ku xiran India ee Soomaaliyeed dacwadooda la qaado.
Hase ahaatee dhagaysiga dacwadooda ayaa shalay dib loo dhigay. Dhallinyaradaa ayaa tiradoodu boqol sare u dhaaftay waxaana loo haystaa burcadbadeednimo walow in badan ay ku andacoonayaan inay yihiin kalluumeysato.
Asbuuc ka...
Ugu yaraan sadex qof ayaa ku geeriyooday, tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax gaari oo goor-dhaw lala beegsaday maqaayad lagu Magacaabo Blue Sky oo ku dhaw Tiyaatarka Muqdisho, halkaasoo ay ku sugnaayeen dad badan xilliga uu dhacayya qaraxa.
Sidoo kale, Gaadiidka gurmadka deg-degga ah ayaa halkaas gaaray, kuwaas oo ka...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo Wareysi siiyay Wargeyska Newsweek, ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dagaallada lagula jiro Al-shabaab iyo Qoxootiga ku nool Xeryaha Dhadhaab ee Dalka Kenya.
Xasan Sheekh, ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ay guulo waaweyn ka gaareen dagaalka ka dhanka ah...
Iyadoo dhawaan lagu wado in la gudo-galo soo xulista xubnaha Aqalka Sare iyo iyo kan hoose ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa Beledweyne waxaa ka socda Shirar iyo kulammo hoosaadyo ay leeyihiin odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka beelaha gobolka Hiiraan.
Duubabka dhaqanka oo uu horkacayo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa dhawaan ugu baaqay...


















