Sunday, November 15, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Jaamacad loogu magac-daray 42, oo magaceeda la sheegay in laga keenay macnaha nolosha, isla markaana ka timid Filimka Taxanaha ah ee Hitchhiker's Guide to the Galaxy, ayaa laga furay gobolka California ee dalka Mareykanka. Jaamacada Maraykanka oo qayb ka ah jaamacad ku taala dalka Faransiiska oo ay isku magac yihiin,...
Baanka horumarinta ee qaaradaan Afrika AfDB ayaa ansixiyay qarash loogu tala galay horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha ee Soomaaliya. AfDB ayaa qalinka ku duugay qaab shaqo oo lagu hirgalinaayo qasnada kaabeyaasha Soomaaliya. Dagaalka sokeeye ee qaatay in ka badan rubuc qarniga ayaa saamayn ba'an ku yeeshay kaabeyashii dhaqaalaha ee Soomaaliya sida jidadka iyo...
Labo dhul gariir oo is xigay ayaa ku dhuftay dalka Talyaaniga qeybo ka tirsan. Bu'da dhul gariirkaa ayaa ah magaalada Macerata ee gobolka Marche ee bartamaha Talyaaniga. Ilaa dhowr boqol oo qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen dhul gariirka. Dhulgariiradaan ayaa dumiyay dhismeyaal badan oo ku yaalay magaaladaasi Macerata....
Tababar sare loogu qaadayo aqoonta iyo adeega ay bulshada u hayaan hawlwadeenada iyo shaqaalaha Madaarka Aadan Cadde Airport ayaa maanta lagu soo gaban gabeeyey gudaha Airporka,kaa oo socdey muddo sadex cisho ah. Taliyaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha G/sare Maxaned Aadan Jimcaale Koofi oo tababarka furey soona xirey ayaa xubnihii tababarka...
Ciidamada dalka Itoobiya ayaa saakay isaga baxay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, iyadoo markiibana ay la wareegeen xoogag Al-sabaab ka tirsan, sida ay sheegeen Madax Maamulka Koonfur-galbeed ka tirsan. Wararka ayaa sheegaya Ciidanka Itoobiya oo ka mid ah Hawl-galka AMISOM ayaa waxay u bexeen jihada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool,...
Jaamacadda Bariga ayaa maanta heshiis isugu jiray is-afgarad iyo iskaashi la saxiixatay jaamacadda Kampala University ee dalka Uganda ka dib kulan maanta lagu qabtay xarunta East Africa ee magaalada Bosaaso. Madax ka tirsan Jaamacadda Bariga Afrika iyo wakiilo matalayay KU ayaa ka soo qayb-galay shirkii heshiiskan lagu kala saxiixanayay, waxaana...
Xukuumadda Gambia, ayaa ku dhawaaqday inay ka baxayso Maxkamada Dambiyada Aduunka ee ICC oo xarunteedu tahay Magaalada Hague, iyadoo Dalka Gambia uu noqonayo waddankii saddexaad oo Afrikaaan ah oo ku dhawaaqa inuu ka baxayo Maxkamaddan. Dowladda Gambia, ayaa ku Tilmaantay Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC, mid u taagan dacwad kusoo...
Dagaal-yahano ka tirsan ururka Daacish ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Qandala ee gobolka Bari , iyadoo uusan jirin wax dagaal ah oo ka dhacay degmada markii ay soo galayeen kooxdan. Gudoomiyaha degmada Qandala Jaamac Maxamed Kuurshe oo la soo xiriiray warbaahinta gudaha ayaa sheegay in dagaal-yahanadan oo...
Kulan looga hadlaayay Islam nacaybka kubadanaya dalkaan Maraykanka & gaarahaan dhacdadii magaaladda Kansas Garden City too aheyd in laamaha amniga gobolkaas ay qabteen 3 nin oo lagu eedeeyay inay qorsheenayeen inay qarxiyaan dhismo kakooban masjid iyo degaan isku dhex yaal oo ay leeyihiin Soomaalida magaaladaa, kulankaan oo ay soo...
Waaxda nabadsugidda Jubaland ee gobolka Gedo ayaa sheegtay in dowladda Kenya , gaar ahaan maamulka degmada Mandheera ay ku wargeliyeen xog ay heleen oo ku saabsanayd in kooxo ka tirsan Shabaab iska soo abaabuleen deegaano hoostaga degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Taliyaha nabadsugidda gobolka Gedo Cali Xasan Deer oo la...