Saturday, September 5, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Xildhibaano badan siiba inta badan ayaa kiiba wataa labo jinsiyadood. 105 ka mid ah 275 xildhibaan oo baarlamaanka cusub loo doortay ayaa iminka daraasad lagu soo saaray inay wataan labo labo jinsiyadood. 29 ayaa wata sharciyada dalka Ingiriiska. 22 waa Soomaali Mareykan.  10 waa Somali Kenyan. Kuwaa ayaa ugu badan balse waxaa...
Tani waa dhibaato kale oo soo food saartay dadka ku dhaqan deegaannada uu maro wabiga shabeelle oo markii horeba la daalaa-dhacayay xaalada abaarta oo ay ugu sii darsantay biyihii wabiga shabeelle oo gabi ahaanba guray. Biyo la’aanta ayaa marka la eego saameyn xoog leh oo muuqata ku yaallatay dadka ku...
Waxaa goor dhaw oo maanta ah gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamulka Galmudug wafdi ka socda labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya. Sida uu warsom u sheegay wariye ku sugan magaalada Cadaado wafdiga waxaa hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka C/raxmaan Max’ed Xusseen Odawaa, oo ujeedada socdaalkooda...
-Ciidamada amniga Somaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee ku sugan gudaha Somalia ayaa la sheegay in ay dileen dad gaaraya 92 qof oo shacab ah afartii bilood ee ugu danbaysay sanadkii tagay ee 2016.-ka. Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in tiradan ay ka badan-tahay inta Al-shabaab...
Ururka Midowga Yurub (EU) ayaa asbuucii tagay ugu baaqay xildhibaanada Soomaalida ah ee dhawaan la doortay inay ka shaqeeyaan sidii looga gudbi lahaa caqabadaha siyaasada iyo ammaanka dalka hortaagan. Waxaa kaloo EU uu ugu baaqay Soomaalida in laga shaqeeyo sidii maamulka dalka loo horumarin lahaa isla markaana xukunka caqabadaha hortaagan...
Doorashada xubnaha aqalka hoose ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhashay buuq iyo qalalaase, kadib markii ay gacanta iskula tageen qaar ka mid ergada. Intii ay soctay doorashad ayaa waxaa gacanta iskula tagay ergo ku sugneyd xarunta Gaadiidka Booliska oo ay ka socoto doorashada, waxaana shaqsiyaadka gacanta...
Al-shabaab ayaa ku soo bandhigay bogaga taageera sawirka iyo muuqaal video ah kaa soo ah dil ay ku fulisay askari u dhashay dalka Uganda oo muddo dheer u xirnaa. Muuqaal kooban ayaa lagu soo bandhigay askarigan oo magaciisa lagu sheegay Masassa kaasoo ka mid ahaa ciidamadii ka howlgalayay saldhig milatarioo...
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Shariif Xassan Sheekh Aadan xil gudasho la’aan, iyaga oo intaa ku daray in diyaarinaya mooshin kalsoonida lagala noqonayo. Xildhibaan Cismaan Max’ed Caato oo ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka K/galbeed, ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in ay socto qabanqaabada diyaarinta sida...
Guddiga Maamulka Maaliyadda ayaa 15 Janaayo 2017 ku qabtay kulankiisii 20aad  ee bilaha ahaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Kulankaan ayaa guddigu kaga dooday horumarada uu Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ka sameeyey daba galka hantida ku abaaday akoonadii Bangigii Ganacsiga Soomaaliya ku lahayd dibadaha. Guddiga maaliyadu waxay siiyeen ogolaansho uu...
Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay socdaan kulamo iyo shirar lagu xalinayo xiisada siyaasadeed ee halkaa ka jirta, kaddib iska horimaad ay dad ku dhinteen oo maalintii shalay halkaa ka dhacay. Odayaasha iyo wax garadka degmada oo tan iyo...