Wednesday, March 19, 2025

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Dadka Muslimiinta ah ee reer Nairobi ayaa haatan isu diyaarinaaya maalinta ciida ah maadaama maalmihii ugu dambeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadaan lagu jiro. Soomaalida kunool xaafada Islii ee Nairobi ayaa waxay soo camireen suuqyada Islii gaar ahaan suuqa Garissa Lodge halkaas oo ay aad uga dukaamaysanayaan. Harqaamada ayaa la' si...
bka ku adkeysay mawqifka ay ka taagan tahay sida loo xiraayo xeryaha Dhadhaab. Shalay ayaa Wasiirada Arimaha Dibada ee Kenya, Aamina Maxamed ay sheegtay in durba ilaa hada ay laabteen 16000 oo qaxootiga Dhadhaab ka tirsanaa isla markaana inta hadhay la celin doono- hadba in. Waxay intaasi ku dartay in hannaanka celinta qaxootiga ay taageerayaan dawladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo weliba...
Deeqdan oo ka koobnayd, bur, Bariis iyo Saliid ayaa la gudoonsiiyay qoysaska danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo, ayadoo ay ka timid dowladda Cumaan. Boqollaal qoys oo dadka reer Kismaayo ah ayaa ka faa’ideystan deeqda ka timid dowladda Cumaan, ayadoo ay ka qeeybinayeen masuuliyiinta rugta ganacsiga Jubaland ee JCCI. Sheekh Max’ed oo ay dowladda Cumaan usoo wakiilatay deeq...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka Qayb-galay Munaasabad lagu xusayay 56-sano guuradii kasoo wareegtay xorriyadda Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ee 26- ka Juun, ayaa ka hadlay xaaladda uu dalku ku sugan yahay. Xasan Sheekh oo ka qayb-galay xafladda 26-ka Juune oo ka dhacday xalay Muqdisho ayuu sheegay in Halgameyaashii Xorriyadda ay Waddanka Taariikh wanaagsan iyo midnimaba u horseedeen, balse khaladaad...
Kaddib shir jaraa'id oo ay Maanta ku Qabteen Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan odayaal iyo Waxgarad kasoo jeeda Beesha Xawaadle, ayaa lagu eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu fara-galin ku hayo dhaqanka Beesha. Odayaasha, Waxgaradka iyo Aqoon- yahannadii ka hadlay Shirkan jaraa'id, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan madaxweyne Xassan Sheekh Max'uud soo Fara-galiyo...
Xaflada balaadhan oo loogu dabaal degayo sanad guurada 56aad ee ka soo wareegtay markii calankii ugu horeeyey la saaray dhul soomaaliyeed, kaasi oo lagu qabtay qasriga Madaxtooyada. Munaasibad loogu dabaal degayey sanad guuradda 56aad ee ka soo wareegtay markii goboladda waqooyi ama Somaliland xornimadda ka qaateen gumaystihii Ingiriiska, ayaa xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyadda ee magaaladda Hargeysa. Munaasibadan waxa ka soo...
Xalay ayaa shir si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa magaalada Nairobi ku qabtay isbahaysiga siyaasada ee Amani National Congress (ANC). Isbahaysigaa ayaa waxaa hoggaamiya Musalia Mudavadi oo ah siyaasi reer Kenya ah kana soo jeeda dhanka galbeed ee dalka Kenya. Sidoo kale ayaa waxaa ku xigeen u ah nin Soomaaliyeed oo kasoo jeeda gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, Cabdi Yare...
Dagaallo Xooggan oo laba Beelood ku Dhex-maray Maanta Dulleedka Tuulada Dhumay oo 40-km galbeed kaga aadan degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac. Inta la og-yahay Lix ruux oo ka mid ahaa dhinacyadii dagaalladu u dhexeeyeen ayaa ku dhintay, halka 16 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen. Dagaalladan ayaa daba-socday dagaallo hore oo deegaanno kala duwan...
Ugu yaraan 12-qof ayaa ku Geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen, Qaraxyo Is-miidaamin ah iyo weerar toos ah oo lagu qaaday gellinkii dambe ee maanta Hoteelka Naasa Hamblood One ee Magaalada Muqdisho. Col. Cali Xasan oo ka tirsan saraakiisha booliiska Somalia ayaa Warbaahinta u sheegay in Weerarkan uu ahaa mid khasaare dhaliyay, isla markaana weli ay xoogagga Al-shabaab...
Madaxweeynaha Jubaland oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ayaa hambalyo ku aadan 26-ka Juun oo ku beegan maalinta berito ah u diray guud ahaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka degan gobollada waqooyi ee Soomaaliya. Axmed Max'ed Islaam ayaa sheegay in 26-ka Juun ay ahayd maalintii calan Soomaaliyeed laga taagay Jamhuuriyadda Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay shacabka reer Soomaaliland in ay...