Saturday, September 5, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay ganacsato mas’uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga iyo warshadaha. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” waxaa uu ganacsatada uu hoggaaminayo guddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdi Gabeyre kala hadlay laba qodob oo aad u muhiimsan” ayuu yiri agaasimaha rugta ganacsiga iyo warshadaha...
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Qalimow oo qiyaastii 30Km u jira Jowhar. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen saldhig ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaankaas. Illaa saddex ruux oo dhinacyadii...
Waxaa habeennimadii xalay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya, kaa oo lagu magacaabi jiray Saciid Xassan Geedi. Xildhibaanka ayaa qeyb-galin doorashadii madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo la xanuunsanayay cudurka dhiig-karka, sida ay sheegeen qaar ka mid ah eheladiisa oo warbaahinta la hadlay. Saciid Xasan Geeddi ayaa...
Wafdi ballaaran oo uu horkacayay wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Michael Keating ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay madax ka tirsan dowlad goboleedka Jubaland. Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira...
Ururka Al Shabaab iyo maamulka gobolka Shabeellaha hoose , ayaa waxaa ay guulo ka kala sheegteen dagaalo ka dhacay deegaanada Warmaxan iyo Tixsiile oo ka tirsan gobolkaasi. Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegtay 19 askari oo saraakiil ciidan iyo askar isugu jira in ay ku dileen weerarkaasi, waxaana intaasi ay ku dareen...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag uga hadlay mawqifkiisa ku aadan saldhiga Milatari ee Xukuumadda Somaliland ay dawladda Imaaraadka ka siisey magaalada Berbera. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa sidan ku sheegay mar uu xalay qaar ka mid ah warbaahinta uu kula hadlaayey...
Waa macno darro in ciidamada Kenya ay sii joogaan Soomaaliya. Kaasi waa cinwaanka faalo maanta lagu qoray wargeyska the Daily Nation gaar ahaan boggiisa wararka ee internetka. Faalada ayaa lagu xusay in weeraradii ciidamada Kenya ay xarakada al-Shabaab dhawaan ku qaaday ay caddeyn u yihiin in dagaalka ciidamada Kenya aysan ku...
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hooses ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay deegaano u dhaxeeya degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn. Dagaalkan oo bilowday xalay saqdii dhexe bilowday ayaa illaa saaka subaxdii ka socda deegaanada Tixsiile iyo War-maxan oo ay saldhig ku lahaayeen...
Dawlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo daabici doonto lacag arintaana ay iminka ku talo jirto. Sanadkaan ayaa lagu wadaa in dawladu lacago shilin Soomaali ah ay soo daabacdo. Waa markii ugu horeysay ee dawladu lacag ay soo daabacayso laga soo bilaabo markii dawladii dhexe mar burburtay sanadkii 1991. Madaxa Baanka Dhexe...
Asbuucaan gudihiisa ayaa muhaajiriin waxaa lagu xiray Mareykanka. Booliska ayaa qabqabtay muhaajiriin booliska oo ka shidaal qaadanaya amarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump uu uga soo horjeedo muhaajiriinta gaar ahaan kuwa ka yimaada dalal todobo ah oo Soomaaliya ay kujirto.   Boqolaal muhaajiriin ah ayaa la xiray kuwaasoo aanan wadan wax aqoonsiyo ah asbuucaan. Weerarkaa ayaa...