Marwada 1’aad ee dalka Saynab Cabdi Macalim oo Hambalyo ku aadan 8 marso u dirtey hawenka Soomaaliyeed.

0
397

Marwada Madaxweynaha Dalka Zeynab Cabdi Macalin, ayaa Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeysay 8-da Maarso, oo ah “Maalinta Haweenka Adduunka”.

Marwo, Seynab, ayaa haweenka Soomaaliyeed, ku tilmaamtay in ay yihiin laf-dhabarka dalka, ayna door wanaagsan kasoo cayaareen nabad-galyada.

Magaladda Muqdishu, manta waxaa laga xusayaa maalinta caalamiga ah ee Haweenka.

Ugu danbayntii Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Zeynab Cabdi Macalin ayaa ku tilmaamtay in Haweenku ay ku leeyihiin horumarka bulshda door aan caadi ahayn marka la qeexayo aayaha Ummadda Soomaaliyeed.

warsom2011@gmail.com