https://youtu.be/xuUduI5aP_A
Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa ka digaysa in Soomaaliya uu ka dilaaco daacuun bilaha soo socda, sida ay ku warramayso wakaaladda wararka ee Reuters.
WHO ayaa sheegtay in 25,000 oo ruux uu hadda ku dhacay shuban lagana yaabo in tiradaasi ay sii korodho waqtiyada soo socda.
Boqolkii ruux ee kasta...
Maamulka Puntland ayaa xabsiga ka sii daayay labo qof oo burcad badeed ah ,kuwaasi oo ku xirnaa xabsiga weyn ee magaalada Bosaaso ,waxaana la sheegay in lagu sii daayay damaanad sida laga soo xigtay taliska asluubta.
Taliyaha ciidanka asluubta Puntland Cali Nuur Cumar Saalax ayaa sheegay in labadan qof ay...
Dadweynaha Somalialnd ayaa si weyn uga cabanaya sixir bararka dhanka lacagta ah oo bilhii u dambeeyey ka jiray Somaliland, taas oo sababtay in dadka danyarta lacagtoodii waxba u goyn wayday.
Ganacsatadda suuqa Waaheen ee badhtamaha magaaladda Hargeysa ayaa saaka meheradahoogii albaabadda u laabay ka dib markii wax laga qaban waayey...
Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka India Sushma Swaraj, ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin Hawlgalkii lagu soo badbaadiyey 10-kii Badmaaxe ee la socotay Doonidii Ganaacsiga ee lagu haystay Xeebta Degmadda Hobyo ee Gobalka Mudug.
“Waxaan u mahadcelineynaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maamulka Galmudug iyo shacabka Soomaaliyeed kuwaas oo iska kaashaday sidii...
Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow, ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay kala shaqeeyaan sidii looga hortagi lahaa Urur Diimeed dhawaan qeybo ka mid ah Soomaaliya looga dhawaaqay.
Qoraal boggiisa Facebook-gga uu soo dhigay ayuu wasiirka kaga hadlay, Baaq ay soo saareen Culumadda Soomaaliyeed oo ay kaga...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa saaka xukun min 10 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay, laba ruux oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Xarakadda Al Shabaab.
Maxkamadda ayaa ku eedeysay labada ruux oo lagu kala magacaabo Maxamed Cali Kediye iyo Xuseen Xaashi Cabdullahi, in lagu soo...
10-kii maalmood ee lasoo dhaafay weerarro is-daba joog ah ayaa ka dhacay Soomaaliya, haba ugu badnaadaanee kuwii ka dhacay magaalladda Muqdishu.
28-qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday weerarradaasi, halka 31 kalana ay ku dhaawacmeen.
Weerarrada ayaa intooda badan waxaa ay ka dheceen meelo ay dadka rayidka ah ay ku badanyihiin,...
Taliyaha Ciidamada Ilaalada xeebaha maamulka Galmudug Maxamed Yuusuf Xaashi, ayaa sheegay in koox burcad-baddeed ah oo ciidamadooda gacanta ugu jira in ay maxkamadeeyn doonaan dhawaan.
Ciidamada Galmudug ayaa gacanta ku haya sida ay sheegeen 4 ka tirsan koox Burcad-Baddeed ah oo horey u Afduubtay Doon u rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed oo...
Sanadkan 2017-ka, 337 qof oo shacab ah ayaa ku geeryooday 87 Qarax oo ka dhacay Soomaaliya. Khasaaraha dadka rayidka ah kasoo gaaray qaraxyada ayaa 50% sara u kac uu ku yimid marka loo eego sanadkii 2015.
Qaraxyadaasi ayaa inta badan waxaa ay ka dheceen magaalladda caasimada ee Muqdishu.
Haddaba WARSOM ayaa la hadashay...


















