Thursday, September 3, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Saacadaha soo aadan ayaa la filayaa in magaalladda Muqdishu uu ka furmo, shirka u dhexeeya Dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada Dalka. Warbaahinta dowladda ayaa sheegeysa in shirka uu furmayo maanta oo Sabti ah. Ajandayaasha shirka looga hadlayo ayaa waxaa ka mid ah, sidii loo xoojin lahaa xiriirka Dowladda federaalka...
Taliyaha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolada Jubbooyinka Ismaaciil Saxardiid, ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay yihiin kuwo heegan ugu jira sidii ay u qaadi lahaayeen howlgal ka dhan ah Xarakadda Al-Shabaab. Al Shabaab ayaa saldhigyo ku leh deegaano ka tirsan Gobolada Jubbooyinka. “Ciidanka diyaar ayeey u yihiin in ay qaadaan dagaal...
Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay duqeyeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo ee Soomaaliya. Duqeynta ayaa lala beegsaday Saldhigyo Al-shabaab ay leeyihiin, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Diyaaradaha duqeynta fuliyay ayaa loo maleynayaa in ay yihiin kuwa dowladda Kenya, ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Africa ee AMISOM. Dadka...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaa ay isaga guureen ciidamadii Itoobiya ee sanadihii ugu danbeeyayba halkaa ku sugnaa. Wariye ku sugan gobolka Galguduud ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya isaga baxeen saldhigii ugu weyn oo ay ka degenaayeen degmada Dhuusa-mareeb, iyaga...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaa ay isaga guureen ciidamadii Itoobiya ee sanadihii ugu danbeeyayba halkaa ku sugnaa. Wariye ku sugan gobolka Galguduud ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya isaga baxeen saldhigii ugu weyn oo ay ka degenaayeen degmada Dhuusa-mareeb, iyaga...
Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee golaha Shacabka. Mudanayaasha ayaa Guddiyada ku doortay kullan ay ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalladda Muqdisho. Kullankii ay yeesheen Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa ka qeyb-galay Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee golaha Shacabka,...
Ciidamo American ah ayaa loo soo daabulay magaalladda Muqdishu ee Caasimada Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ah. Ciidanka ayaa gaaraya tira ahaan daraasiin waxaana tababaro ay siin doonnaan ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM, ee dagaalka kula jira Xarakadda Al Shabaab. Tiro kooban oo ciidamo ah ayaa 2-dii bishan ka...
Wasiirka wasaarada gargaarka iyo maareynta msiibooyinka dowladda federaalka Soomaaliya Dr Maryan Qaasim ayaa sheegtay in lix milyan oo ruux oo Soomaali ah u baahan yihiin in gargaar deg deg ah lala gaaro. Wasiirka oo warbixin ka hor jeedisay shirkii gollaha wasiirada ee maalintii shalay ayaa sheegtay in ilaa lix malyan...
Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalladda Muqdishu ku dilay Nabadoon caan ah, oo ka mid ahaa Ergadii wax ka dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. sida dad goob-joogayaal ah ay u sheegeen WARSOM. Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Jimcaale Doon-Gaalle, waxaana dilkiisa uu ka dhacay nawaaxiga Isgooyska labo-dhagax ee Muqdishu. Marxuumka...
Xarakadda Al Shabaab ee Soomaaliya, ayaa soo bandhigay ku dhowaad 10 askari oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Ciidamada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, sida hadalka ay u dhigeen. Al shabaab ayaa askarta ku soo bandhigay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Kooxda ayaa baraheeda warbaahineed ku faafisay in askarta...