Thursday, September 3, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Koox hubeysan ayaa caawa magaalladda Beledweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan ku dilay mid ka mid ahaa nabadoonada ugu caansan magaalladda. Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Dhicisoow, waxaana dilkiisa uu ka dhacay xaafadda Howlwadaag ee magaalladda Beledweyne. Taliye ku-xigeenka Saldhiga Booliska ee Magaalladda Baladweyne, Nuur Xasan Bidaar, ayaa...
Ra'iisal wasaaraha dalka Britain Theresa May ayaa ku dhawaaqday qorsheyaal lagu hirgalinayo doorasho wakhtigeedi laga soo hormariyay oo dhacda 8 Juun. Ra'iisal wasaaraha ayaa sheegtay in Britain ay u baahantahay hubanti, degenaansho iyo hogaan awood leh, arrintaas oo dabo socota aftidii ay Britain ku go'aansatay in ay kaga baxdo Midawga...
Dowladdaha Midowga Yurub, Shiinaha, Korea Koonfureed, Chile, Imaaraadka iyo wadamo kale ayaa ku dhawaaqay in ay iska joojiyeen Hilibka Digaaga ee laga keeno suuqyada dalka Barazil, kadib markii ay soo bexeen fadeexado ku aadan tayada iyo faydhoorka caafimaadka Hilibka Digaaga ee laga keeno dalkaasi. Booliiska Federaalka ayaa ku eedeeyay 21...
Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in bishan April 29 ay labadda gobol ee Saaxil iyo Awdal ka bilaabi doonaan qaybinta Kaadhadhka diiwaangelinta ee hore loo gallay. Guddida doorashooyinka ayaa xisbiyadda ugu baaqay in wakhtiga la bilaabayo qaybinta kaadhka ee booqanayaan goobaha lagu bixinayo aan laga dhigin qaab olole ama gobolaysi...
Bayaan ay wada jir u soo saareen dowladaha dowladaha iyo ururada daneeya arimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin QM, ,AU, ,IGAD ,EU, Talyaniga Ethiopia, Mareykanka,Turkiga ,UK iyo Swedan, ayaa lagu taageeray go’aanka madaxda dowladda Soomaaliya ee dhismaha gudiga amniga Qaranka. Wakiilka gaar ah ee xoghayaha guud ee QM Micheal...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah wasaaraddaha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya. Waxaa uu kormeeray Xaruunta wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha oo ay si wadajir ah u deganyihiin Wasaaraddaha Haweenka, Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda. Ra’iisul wasaaraha ayaa la kulmay qaar ka...
Maamulka Puntland ayaa beeniyay in kooxda Daacish ay qabsadeen degaanka Saan oo hoos yimaada  degmadda Qandala. Guddoomiyaha degmadda Qandala Jaamac Maxamed Quurshe ayaa sheegay in waxba kama jiraan ay tahay in Daacish ay gudaha u galeen deegaanka, waxaana uu hadalkiisa uu sii raaciyay in ciidamada Puntland ay joogaan degaanka Saan. Dhinaca...
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sii ay wada-hadal u kala dhex-dhigi laheyd maamullada Ahlusuna iyo Galmudug oo ka wada arimiya deegaanno ka wada tirsan Gobolada dhexe. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay guddi u magacaabay wada-hadaladda Galmudug iyo Ahlusunna. Guddiga ayaa ka shaqeyn doona sidii meel dhexaad la...
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sii ay wada-hadal u kala dhex-dhigi laheyd maamullada Ahlusuna iyo Galmudug oo ka wada arimiya deegaanno ka wada tirsan Gobolada dhexe. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay guddi u magacaabay wada-hadaladda Galmudug iyo Ahlusunna. Guddiga ayaa ka shaqeyn doona sidii meel dhexaad la...
Taliska howlgalka Mareykanka ee Qaarada Africa ayaa sheegay in aysan duqeyn ka fulinin diyaarada militeriga Mareykanka koonfurta Soomaaliya 14-kii bishan April. Warbaahinta qaar ayaa wariyay in Mareykanka duqeyn ka dhacday Gobolka Gedo uu ku dilay dagaalyahano ka tirsanaa Al Shabaab. “Militeriga Mareykanka ma fulin duqeyn ka dhacday koonfur-galbeed Soomaaliya 14-kii  bishan,...