Mareykanka iyo Midowga Africa ayaa isku waafaqay inuu soo dhawaaday waqtigii Soomaaliya ay la wareegi laheyd mas’uuliyaddeeda dhinaca amaanka.
Taliyaha ciidanka Mareykanka ee jooga magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka General Thomas Waldhauser, iyo taliyaha ciidanka Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo AFRICOM, ayaa si wada jir ah u sheegay...
Diyaarado dagaal ayaa lasoo sheegayaa in ay duqeyn ka fuliyeen Saldhigyo ay lahaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab.
Duqeynta ayaa ka dhacday Degaanka War-gaduud ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.
Diyaaradaha Duqeynta fuliyay illaa iyo hadda Wadanka laga leeyahay si rasmi ah looma ogaan.
Dhinaca kale lama shaacin khasaaraha ka dhashay duqeynta, maamulka Gobolka Gedo...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay ehelada marxuum Tahliil Jimcaale Hubbane oo maalintii shalay ku jiiray ilinka hore ee madaxtooyada Soomaaliya mid ka mid ah gadiid galbinayay madaxweynaha.
Dhacdadan oo markii hore aysan warbaahintu si faah faahsan uga hadlin ayaa markii danbe la ogaaday...
Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da ayaa maanta oo Isniin ah bilaabi doonto banaamij cusub oo maqal iyo muqaal ah (telefishin) oo maalinle ah. Barnaamijkaas oo socon doona muddo 15 daqiiqo ah, ayaa waxaa la baahin doonaa Isniinta illaa iyo Jimcaha.
Barnaamijkaan ayaa laga sii deyndoonaa xaruunta laanta af-Soomaaliga ee BBCda...
Guddi hoosaadka shuruucda, garsoorka iyo arrimaha xuquuqal isnaanka golaha guurtida ayaa soo bandhigay goboladda dalka dilalkii iyo kufsigii ka dhacay.
Guddidan ayaa warbixintan ka soo xigatay xeer ilaalinta, waxaana golaha guurtida usoo jeediyey warbixintan, iyagoo kala sheegan gobol walba siday wax uga dhaceen.
“Guddida shuruucda iyo garsoorka ee golaha guurtidda, waxay...
Goor dhaw ayaa lagu dhawaaqay gddoomiye ku-xigeennada gobolka Banaadir uu yeelanayo iyo Xoghayaha cusub ee gobolka, iyadoo gabi ahaanba la badalay guddoomiye ku-xigeennadii hore.
Is bedelka lagu sameeyay Kuxigeenadii hore ee Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ayaa ahaa mid soo socday labadii todobaad ee u dambeeyay, waxaana ay qeyb ka...
Waqti abaaro baahsan oo saameeyay dadka duunyada ay ku dhufteen dhammaan gobollada dalka Soomaaliya ayuu gurmad baaxad leh gaarayaa dadka abaartu dhibaataysay.
Jaaliyadda Soomaalida dalka Ingiriiska ayaa Gargaar ugu deeqday boqolaal qoys danyar ah oo kunool gobollada Bay iyo Bakool oo kamid ah meelaha ugu daran ee abaartu ragaadisay.
Deeqdaan oo...
Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 60aad ayaa xukun dil ah ku fulisay subaxnimadii hore ee maanta oo Isniin ah afar dhalinyaro ah oo ku eedeysnaa in ay ka tirsanaayeen ururka Al-shabaab.
Dhalinyarada la toogtay ayaa lagu kala magacaabaa Xassan Aadan Mursal, C/ladhiif Macalin Aadan Cabdiraxmaan, Siyaad Xassan Faarax iyo Sharmad...
Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in kooxaha burcad badeedka ay ku soo laabteen biyaha ka baxsan xeebaha Soomaaliya, hasse ahaatee Mareykanku waxaa uu sheegay in korarka burcad badeeda ee maraakiibta ganacsi wali noqon kuwo leh jiho loo raaco.
Weeraradan cusub ayaa imanaya kadib shan sano oo uu gobolka ka nastay weerarada...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qeybta 60-aad ayaa saaka magaalladda Baydhabo ku toogatay Afar qof oo Maxkamadda sheegtay in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab.
Afarta nin ee maanta la toogtay ayaa lagu eedeyay in ay ku lug lahaayeen Qaraxyo Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Magaalladda Baydhabo Bishii February...


















