Ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa iska caabiyay weerar ay xalay kusoo qaadeen dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab.
Ciidanka la weeraray ayaa saldhigyo ku leh Duleedka Degmadda Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Maamulka degmadda wali kama hadlin dagaalkii xalay dhex-maray ciidanka AMISOM oo garab ka helaya kuwa dowladda Soomaaliya iyo...
Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan dheer la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya David Concar oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin horumarinta warbaahinta dalka, Shirka London ee 11ka May iyo arrimo kale.
Wasiir Eng. Yarisow ayaa Safiirka UK uga mahadceliyey...
Natiijada Doorashaddii dalka France-ka ee la sugayay ayaa lagu dhawaaqay, taas oo filan-waa noqotay, sida siyaasiyiinta ay sheegayaan.
Emmanuel Macron iyo Marine Le Pen, ayaa usoo gudbay wareegga labaad ee doorashada madaxtinimo ee Faransiiska.
Musharaxa Xisbiga Dhexe Emmanuel Macron ayaa gacmaha kor u taagay inti uu u khudbeynayey taageerayaashiisa kadib doorashadi...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baydhabo oo safarkiisii ugu horeeyay uu ku tagay tan iyo markii la doortay xilka madaxweynaha.
Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku wehlinayay wasiirka difaaca Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed, wasiirka gargaarka iyo...
Inta la xaqiijiyay sagaal askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku geeriyooday weerar miino oo ka dhacay deegaanka Gal-gala oo ay isku hor-fadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa daacad u ah ururka Al-shabaab.
Taliyaha aag-ga Gal-gala Gashaanle Cabdiraxmaan Faarax Gurxan oo waraysi kooban siiyay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in qaraxa...
Shacabka dalka Faransiisa ayaa maanta oo Axada ah u dareeray goobaha doorashada madaxtinimada dalkaas, waxaana siweyn loo adkeeyay amniga.
Illaa 50-kun oo boolis iyo illaa 7,000 oo ciidamo Milateri ah ayaa la geeyay dhamaan magaalooyinka dalkaas, si ay u xaqiijiyaan ammaanka goobaha doorashada ka dhaceyso.
Ilaa 11 Musharax ayaa isku garbinaya...
Qatarta in uu qarxo dagaal la isku adeegsado hub nuclear ah ayaa mareeysa heerkeedii ugu sareeysay tan iyo wixii ka danbeeyay markii uu dhamaaday dagaalkii qaboobaa ee dunida, warbixin kasoo baxday Qaramada Midoobay ayaa sidaa lagu yiri, waxayna kusoo aaday arintan xilli ay xiisad ka dhex aloosantahay dalalka heysta...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta ku wajahan magaalladda Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koonfur-Galbeed Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo, ayaa booqashada uu ku tegayo magaallada Baydhabo, waxaa ay tahay tii ugu horeysay tan iyo markii loo doortay xilka Madaxweynaha Soomaaliya bishii February.
Wariyaal...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee dalka Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, ayaa sheegay 20-ka bisha May ee sanadkan, in la qaadi doono Imtixaanka shahadiga ee Dugsi Sarre.
Wasiirka ayaa sheegay in uu u rajeynayo ardayda inay ku guuleystaan imtixaanka.
Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa sanadkii saddexaad qaadeysa Imtixaanaadka, waxaana dowladda...
Feysal Cumar, oo ah sawir-qaade la shaqeeya Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa xalay ka badbaaday Qarax loogu xiray gaarigiisa.
Sawir-qaadaha ayaa la sheegay in uusan saarneen gaariga xiligii uu Qarxayay.
“Feysal Cumar, wax yar ka hor ayuu ka degay gaarigiisa, ka hor Qaraxa, daqiiqado kama soo wareegin markii Qaraxa xooggiisa la...


















