Dagaal u dhexeeyay Al Shabaab iyo ciidanka dowladda Ethiopia ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa ka dhacay deegaanka Burdaar oo dhaca duleedka magaalladda Baledweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan, sida dadka deegaanka ay sheegeen.
Dagaalka ayaa bilowday kadib, markii dagaalyahanada Al Shabaab weerar gaadma ah ay ku qaadeen kolonyo ay...
Guddiga doorashada maamul-gobolleedka Galmudug ayaa uga yeeray degmadda Cadaado iney ku yimaadaan 24 saac dhammaan musharraxiintii iska diiwaangelisay xilka madaxweyne ee Galmudug.
Musharraxiinta loo yeeray ayaa lagu wadaa in la siiyo shahaadooyinkooda si howllaha doorashada loo sii waddo, sida uu sheegay Mahad Sheekh Cali Cibaar oo ka tirsan Guddiga doorashada.
Guddiga...
Ilaa 500 oo qof ayaa u dhintay cudurrada daacuunka ee ka dhashay abaaraha ka jira Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.
Tan iyo markii uu cudurka daacuunka uu ka dilaacay dalka Soomaaliya, waxaa uu kusii fidayay dhamaan Gobollada dalka Soomaaliya, sidaasi waxaa yiri Agaasimaha wasaaradda caafimaadka Cabdullaahi Xaashi.
Inkabada 40...
Taliyaha ciidamada madaxtooyada maamulka Puntland C/rashiid C/raxmaan Ismaaciil, ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Puntland ee magaalladda Boosaaso ay gacanta ku dhigeen Walxaha Qarxa.
Mudane C/rashiid C/raxmaan, ayaa intaasi hadalkiisa kusii daray in ciidamada ay gacanta ku dhigeen shan nin oo la sheegay in Qaraxyadaasi ay wadeen.
Ciidamada ammaanka Puntland ee magaalladda...
Madaxweynaha dowaladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw ka anbabaxay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyaga oo ku sii jeeda dalka Turkiga.
Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah xubno ka tirsan labad golle ee dowladda, waxaana garoonka diyaaradaha ku sii sagootiyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa shalay dhagax dhigay mashruuca weyn oo biyo xidheen oo uu imaaraadka Carabtu maalgalisay, taas oo laga hirgaliyey deegaanka Xumbo weyne ee bariga magaaladda Hargeysa.
Munaasibad balaadhan oo madax badan ka soo qaybgalay ayaa lagu qabtay deegaanka laga fulinayey mashruucan biyo xidheenka...
Maamulka degmada Beledweyne ayaa sheegay in sii xirnaan doonaan ilaa 11 oday dhaqameed oo dhawaan xabsiga la dhigay, kaddib markii la sheegay in ay isku heyb ka soo jeedaan askari qof shacab ah ku dilay dulleedka degmada Beledweyne.
Maxamed Ibraahim Food Cade guddoomiyaha degmada Beledweyne ayaa sheegay in odayaashan looga...
Ugu yaraan shan ruux ayaa gaajo iyo macluul ugu dhimatay degmadda Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, sida uu sheegay Guddoomiyaha degmadda Maxamed Cabdulle Fiidow(Ganey).
Xaaladda nololeed ee degmadda ayaa aad looga deyriyay, waxaana Guddoomiyaha uu sheegay in dadka qaar ay iibsadeen cowska mudullada ay deganaayeen si ay nolol uga helaan.
Koonfurta Soomaaliya,...
Guddoomiye ku-xigeennadda cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah xilalka ula wareegay, kadib markii shalay la magacaabay.
Sidoo kale waxaa xilkii isku wareejiyay xoghayihii hore ee Maamulka Gobalka Banadir iyo xoghayaha guud ee cusub.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalladda Muqdisho Taabid Cabdi Max’ed ayaa xil wareejinta kadib,...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida qeybteeda 60-aad, ayaa saaka mar kale toogatay askari ka tirsanaa ciidanka Booliska maamulka Koonfur-galbeed.
Askariga maanta Xukunka Dilka ah lagu fuliyay ayaa horay u dilay Nin Oday ah, waxaana uu dhaawacay Labo Wiil oo uu dhalay ninka la dilay.
Toogashada askariga ayaa ka dhacday Duleedka Magaalladda Baydhabo,...


















