Siyaasi C/risaaq Khaliif oo ka tirsan masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa xukuumadda iyo ciidanka booliska ku eedeeyey inay xidheen masuuliyiin ka tirsan xisbigoodda.
Khaliif ayaa sheegay in wakhti ay ku jiraan hoolka maxkamadda oo dacwaddi uga socotay laba masuul oo ka tirsan xisbiga WADANI uu sarkaal ka tirsan...
Magaalladda Khartoum ee dalka Sudan, waxaa maanta ka furmaya Shirka Wasiiradda Beeraha Jaamacadda Carabta.
Shirkan ayaa waxaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya uga qeyb-galaya Md: Saciid Xuseen Ciid, oo ah Wasiirka wasaaradda Beeraha.
Wafdiga ka socda Wasaaradda Beeraha ee Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ee Khartoum ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dishay Dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda Al Shabaab, kadib howlgallo ay ciidanka dowladda Kenya ay ka fuliyeen degaanno ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.
Diyaaradaha dowladda Kenya ayaa duqeyn ka fuliyay deegaanka War-Gaduud oo u dhow degmadda Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Sarkaal la hadlay qaar...
Madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam oo khudbad ka jeediyay xaflad tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya oo mudooyinkii u danbeeyay ay tababarro dhanka ciidanka uga socdeen Kismaayo ayaa sheegay in loo baahanyahay in sida ugu dhaqsaha badan ay guud ahaan gobollada dalka uga...
Ergayga Gaarka ee QM ugu qaabilsan Arrimaha dalka Soomaaliya, Michel Keating, ayaa sheegay in shirka London Somali Conference uu muhiim gaar ah u leeyahay isbedelka dalka Soomaaliya.
Shirka London ayaa waxaa lagu wadaa in uu furmo 11-ka bisha May ee fooda nagu soo heysa, waxaana looga hadli doonaa arrimaha dalka...
Taliyaha qeybta Booliska maamulka Galmudug ee gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali (Gadaar), ayaa sheegay in ciidamadda Booliiska ay gacanta kusoo dhigeen shan dhallinyaro ah oo la sheegay in ay kufsi iyo jirdil u geysteen “Gabar” yar.
Ragga falka isugu jira kufsiga iyo Jirdilka geystay ayaa hadda ku xiran...
Koox hubeysan ayaa laba ruux oo shacab ah ku dilay Magaalladda Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.
Labada ruux ee xalay lagu dilay Magaalladda Marka, ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen Ganacsatadda yar-yar ee ka shaqeysta Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.
Dadka deegaanka ayaa dhinaca kale sheegay in dilka labada...
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay, ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameynayo xeerka saxaafadda.
Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta kala hadlay muhiimada xeerka saxaafadda iyo in Dowladdu ay diyaar u tahay in xeerka uu noqdo mid ay...
Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah maanta u shaaciyay in dib loo dhigay doorashada madaxtinimada maamulkaasi.
Guddiga ayaa sheegay in doorashada la qaban doono, saddexda bisha May ee fooda nagu soo heysa, waxaana markii hore ballanta ay aheyd in la qabto 30 Bisha April oo maalinta berri ah...
Waxa magaalada Hargeysa ka dhacay 26kii iyo 27kii April 2017 kulan laba maalmood ah oo ay ka soo qayb galeen ergo lixdan qof ah oo ka kala socday dhamaan gobolada Somaliland.
Waxaa ka soo qaybgalay suxufiyiin, ururada bulshada rayidka ah iyo qaybo kale oo bulshada ah, xirfad layaal, sadexda xisbi...


















