Wednesday, September 2, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Maraakiibta dagaal ee Mareeykanka ayaa gaaray Dooxa xilli ciidamada ilaalada badda ee dalka Qadar ay isu diyaarinayeen dhoolatus Militari oo ay sameeyaan, waxayna arintan imaaneeysa maalmo yar kadib markii Madaxweeynaha Mareeykanka Donlad Trump uu ku eedeeyay dowladda Qadar in ay taageerto kooxaha argagixisada. Dowladda Qadar ayaa marti gelisay saldhigga ugu...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay la wareegaan dhismaha maqaayada Pizza House oo fiidnimadii xalay weerar culus ku qaadeen dabley  ka tirsan ururka Al-shabaab. Sawirro laga soo qaaday maqaayada ayaa muujinaya in xiliga weerarka lagu qaaday maqaayada halkaa ka cunteynayeen dad u badnaa shacab, waxaana daadsan dhamaanba gudaha...
Dowladda Qadar ayaa ciidamadeeda Nabad-ilaalinta ah kala soo baxday xadka u dhexeeya wadamada Jabuuti iyo Eritrea, kadib markii labada wadan ee ku yaalla bariga Africa ay la safteen dalka Sacuudiga. Wasiirka arrimaha dibadda dalka Qatar, wax sabab ah kama uusan bixin, balse arrintan ayaa imaaneysa xili xiisad diplomaasiyadeed iyo cunaqabateen...
Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa goor dhaw shaaciyay in la soo afjaray iska horimaad qaatay saacado dhowr ah oo ciidamada dowladda iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ku dhaxmaray maqaayada Pizza House oo ku taala degmada Hodan oo xalay ay weerareen dabley ka tirsan ururka Al-shabaab. Ilaa iyo hadda 18 ruux...
Safaaradda dowladda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa ballanqaaday in 22,000 kun oo dollar ay ugu deeqeyso iskuulka carruurta agoonta ah ee ku yaalla magaalladda Muqdishu, si loogu iibiyo, cunto iyo qalabka waxbarashada, iyadoo ay fooda nagu soo heyso munaasabada Ciidul fidriga ee bisha Ramadan. Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Ambassador Qin Jian,...
Wasaaradda Cadaaladda dowladda federaalka ayaa ku wareejisay Ra’isul Wasaare k/xigeenka dalka hindise sharciyeedka la dagaalanka musuq-maasuqa, kaasi oo la qorsheeyay in la horgeeyo gollaha xukuumadda maalinta beri ah. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa u mahad celiyay madaxda iyo shaqaalaha Wasaarada Cadaalada, maadaama ay wakhti badan galiyeen sidii...
50 ka tirsan maleeshiyaadka ururka Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay dawladda Federaalka Soomaaliya, tan iyo markii madaxweyne Farmaajo  ku dhuwaaqay cafiska loo fidiyey xubnaha kooxdaas, sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Wasiirka oo hoggaaminayay wafti kormeer ku tegay saldhigga ciidamada Laanta Buuro ayaa sheegay intii halkaasi joogay ay isa...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caasimadda Garoowe ku qabatay kulan wadatashi  oo looga hadlaya dastuurka qabyada ah ee  federaalka shirkan oo ka dhacay Xarunta PDRC  waxaa ka qaybgalay Wasiirka Dastuurka federaalka Cabdi Xoosh Jibriil, Wasiirka Dastuurka Puntland Cali ciise Oog, Guddoomiye K/xigeenka Barlamaanka, ururada bulshadda rayidka, sharci-yaqaano,...
Ku dhawaad 10 qof ayaa ku geeriyoodey dagaal beeleed ka dhacay gobolka Hiiraan maalintii Salaasadda gelinkii danbe. Dagaalka ayaa ka dhacay Beenyaaley oo ku dhaw Maxaas gobolka Hiiraan. Dhamaan dadka ku dhintey dagaal ayaa ah labadii dhianc ee dirirtu u dhexeysey., sida laga soo xiganayo guddoomiye ku-xigeenka degmada Maxaas oo...
Waxaa weli socda badbaadinta dadkii wax ku nqodey, dab aan horey loo arag isaga oo kale oo qabsadey dhisme aad u dheer oo gaaraya 24 dabaq galbeedka magaalada London ee dalka Ingriiska. Dabka ayaa kacay saqdii dhexe ee Arbacada saacaddu markey ahayd xiliga London 01:00am. Booliska ayaa xaqiijiyey dhimashada 6...