Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa mahdisay deeq raashiin ah oo ka timid dowladda Shiinaha, taas oo shalay lagu wareejiyay dowladda.
“Xukuumadda waxa ay uga mahadcelinaysaa Xukuumadda iyo shacabka Jamhuuriyadda Shacbiga ee China deeqda cunno ee ay u soo mariyeen hey’adda WFP dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool qeybo...
Madaxweynaha maamul-gobolleedka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa faray laamaha ammaanka ee maamulkiisa in sida ugu dhaqsiyaha badan ay baaritaan ugu sameeyaan Qarax shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalladda Kismaayo.
Qaraxii shalay ayaa waxaa uu ahaa mid loo adeegsaday gaari, waxaana ku dhintay dhowr qof halka 20 dad ku dhowna ay ku...
Qarax iyo Weerar toos ah ayaa lagu qaaday dhismaha masaajid ku yaalla magaalada Herat ee dalka Afghanistan , waxaana weerarkan lagu dilay dad badan oo kamid ahaa Jameecadii masjidkaasi ku cibaadeesaneysay.
Weerarka Masjidka Jawadia lagu qaaday salaadii Cishaha ee xalay ayaa ku bilowday qarax uu isku soo xiray qof ismiidaamiyay,...
Xiisad xoogan ayaa ka taagan magaalo ku taalla bariga dalka Sacuudi Carabiya, waxaana magaaladaasi maalmihii lasoo dhaafay ka socday isku dhacyo u dhaxeeya ciidamada amaanka iyo Maleeshiyaad shiico ah.
Maamulka magaalada Awamiya ayaa doonaya in ay bur buriyaan wadooyinka cariiriga ah ee kuyaala magaaladaasi, halkaas ay sheegeen in ay ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo madaxda maamulka Puntland, oo u dabaal degaya sannad guuradii 19-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland sanaddii 1998-dii.
Mudane Khayre, ayaa sheegay in shacabka Puntland ay yihiin...
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa mar kale xukun dil ah ku riday Askarigii ka danbeeyay dilkii wsasiir howlaha guud iyo dib u dhiska dowladda Soomaaliya Cabaas Siraaji, kaasoo racfaan ka qaatay xukunkii dilka ahaa ee Maxkamadda Darajada koowaad ku riday 19-kii bishii June.
Axmed C/llaahi Cabdi oo 29...
Qadar ayaa ku gacan seyrtay dalabka waddamada carbeed ee horey xiriirka ugu jaray dalkaasi.
Waddamadan ayaa doonaya in Qadar ay marka hore shuruudo ka soo baxda ka hor inta aysan wax wada xaajood ah la yeelan waddamadani.
Wasiirka arrimaha dibadda Qadar, Maxamede bin Cabdulraxmaan Al-Thani ayaa sheegay in xayiraadaha saaran dalkiisa...
Guddoomiyaha Degmada Baraawe ee Xaruunta Maamulka Koonfur-galbeed Aadan Madoobe, ayaa sheegay in duqeyn lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Al Shabaab.
Duqeynta ayaa shalay ka dhacday deegaanka Kuunyo Barow oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.
“Duqeynta waxaa lagu dilay sarkaal magaciisa lagu soo gaabiyay Dheere, kaas oo ahaa hogaamiyaha...
Dhalinyaro gaareysa illaa iyo 35 ruux oo wiilal iyo gabdho ah ayaa mar kaliya maanta loogu sameeyay ‘’Guur Wadareed’’ magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Guurkan ayaa ujeedadiisu aheyd in lagu kaalmeeyo dhalinyarada oo doonayay in ay qoys dhistaan balse u waayay waayay awoodii dhaqaale.
Ku xigeenka Chief Khadi-ga Kenya Rashiid Cali...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa uga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed qaraxii shalay Al Shabaab ay ka geysteen wadada Makkah Al-mukarama ee magaalladda Muqdisho.
“Waxaan tacsi u dirayaa ehellada iyo qaraabada ay ka geeriyoodeen dadkii ku dhintay qaraxaasi, waxaan sidoo kale ALLAH...


















