Magaalladda bariga dalka Sucuudiga ku taalla ee Cawaamiya, ayaa lasoo sheegayaa in boqolaal qof ay ka qaxayaan, kadib markii magaalladda ay ka bilowdeen isku dhacyo dhexmaraya booliiska iyo shacab halkaasi degan.
Ciidamada ammaanka Sucuudiga ayaa isku dayayay illaa bishii May in dad shacab ah ay ka raraan xaafada qadiimka ah...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa shalay ku qabatay magaalada Muqdisho shir wada-tashi ah oo looga hadlay arrimo ku saabsan go'itaankii internetka ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya iyo tallaabooyinka xiga ee laga qaadi karo.
Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen shirkadaha isgaarsiinta, internetka, dalladaha mideeya jaamacadaha dalka iyo Jaamacadda Ummadda,...
Dalka India waxaa xukun lagu riday qaar ka mid ah maxaabiistii Soomaaliyeed ee muddada dheer halkaa ku xirnaa, maalin kaddib markii labada dowladood ay kala saxiixdeen heshiis ka hadlaya mustaqbalka maxaabiista Soomaalida.
Wasiirka Arrimaha Dibedda Yusuf Garaad ayaa sheegay in 15 Maxbuus oo ka mid ah 118 ka Maxbuus ee...
Banaabaxan oo ahaa mid aad u balaaran ayaa looga soo horjeeday go'aan ay dowladda Puntland ku soo rogtay ganacsatada gobolka Bari ,kaasi oo ah in canshuurta lagu bixiyo dollar halkii lagu bixin lahaa shilinka Somaliga.
Boqolaal dadweyne ah ayaa xiray isku socodka gaadiidka iyo dadka ee magaalada ,waxaana gabi-ahaanba istaagay...
Guddoomiyaha golaha Wakiiladdda Somalilad Md:C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro oo xilkii gudoomiyenimo iska casilay ayaa tilmaamay caqabadihii hore ka yimid mudadii uu xilka hayey oo dhamayd 12 sanno ahayd.
Sidoo kale, gudoomiye Cirro oo lagu waday in shirgudoonka iyo xildhibaanadaba iska casilay ayaa kaliya iska casilay shirgudoonimadii balse wali aan shaacin...
Muran iyo is qab qabsi ayaa ka taagan doorashada madaxweynaha dalka Kenya ee la filayo in ay dhacdo 08 bishan Augusto, kaddib markii dhawaan meydkiisa la helay sarkaal sare oo ka tirsanaa gudiga doorashada dalka Christopher Msando.
Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa dalbaday in xasiloonida la ilaaliyo kaddib markii dalka ay ka...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska madaxweynaha dhinaca arrimaha siyaasadda.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu magacaabay in Max’ed Axmed Nuur Tarsan uu noqdo la taliye sare ee dhinaca siyaasadad ee xafiiska madaxweynaha...
Fadhi maanta mudanayaasha baarlamanka ay ka yeelan lahaayeen xilka wasiirka wasaarrada dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa u baqaaday Kooram la’aan.
Kulanka maanta oo ahaa mid xasaasi ah ayaa baaqashadiisa waxaa ka dhax muuqata in xildhibaannadu ku kala qeybsan yihiin doodda ku saabsan xilka wasiirka.
Wasiirka wasaarrada dastuurka ayaa Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil...
Waxaa goor dhaw si rasmi isku casilay guddoomiyihii gollaha wakiilada Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, kaddib kulan magaalada Hargeysa ay ku yeesheen xildhibaannada gollaha wakiilada.
Kulanka gollaha wakiilada ayaa waxaa maanta soo xaadiray 71 mudane, kaddib markii maalintii shalay lagu wargaliyay is casilaada guddoomiyaha.
Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Baashe Maxamed Faarax...
Dalka Koonfur afrika oo lagu diley Sadex Dhalin yaro Soomaali ah/Maxey ka tiri dawlada South Africa.
Saddex qof oo dhallinyaro Soomaali ah ayaa 48-dii saac ee lasoo dhaafay lagu dilay dalka Koonfur-Africa, sida ganacsato ku nool dalkaasi ay u sheegeen Warbaahinta WARSOM
Dhallinyarada la dilay ayaa ku ganacsan jirtay Magaalladda Limbobo ee dalkaasi.
“Saddexda qof ee geeryooday waxaa lagu gubay goobahooda ganacsi, hadda Booliiska ayaa meydadka baaraya”,...


















