Saturday, August 15, 2026
Ugu yaraan 18 askari oo ka tirsan howlaglka Midowga Africa ee AMISOM ayaa lagu dilay weerar gaadmo ahaa oo shalay ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose. Weerarka waxaa uu ka dhacay meel u dhow tuulada Golweyn oo 120km dhinaca koonfur kaga toosan magaalladda Muqdisho. Kolonyada la weeraray ayaa ka koobnaa 24 gaari...
                    Booliiska dalka Philippine ayaa toogtay Duqa magaalladda Ozamiz iyo xaaskiisa, kadib markii weerar ay ku qaadeen gurigiisa oo ku yaalla Jazeerada Mindanao. Reynaldo Parojinog, ayaa waxaa lala dilay xaaskiisa iyo 10 kamid aheyd ilaaladiisa, sida Police-ka ay sheegeen. Ciidanka ayaa rasaas ku furay guriga Reynaldo, oo lagu eedeeyay in uu xiriir...
Wasiirka wasaarada dastuurka xukuumada Soomaaliya Cabdiraxman Xoosh Jabriil oo maanta qorshuhu ahaa in uu hortago baarlamaanka Soomaaliya si su’aalo loo weydiiyo ayaa arintaa ka cudur daartay sababo la xiriira caafimaadkiisa. Wasiirka ayaa u gudbiyay guddoonka baarlamaanka qoraal uu ku codsanayo in la siiyo mudo ku siman ilaa 11 bisha Augusto...
Wasiirka wasaaradda diinta iyo Aw qaafta Sheekh khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa sheegay in aanay jirin kiniisad cusub oo loo ogolaaday balse ay jirtay in kiinsadii hore u jiri jirtay in loo fasaxay inay ku cibaadaystaan dadka aaminsan diinta Kiristaanka ee wadanka ka hawlgalla. Wasiirku waxa uu sheegay in dastuurka iyo...
Xarrakada Al-shabaab ayaa war ay soo saareen ku sheegay in 39 askari oo ka tirsanaa howlgalka midowga Africa ee AMISOM ku dilleen dagaal ka dhacay subaxnimdii hore ee saaakay ka dhacay meel u dhaw deegaanka Buula-mareer ee gobolka Shabeellaha hoose. Dagaalka ayaa dhacay kaddib markii Al-shabaab ay waddada u galleen...
Madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa goor dhaw ku dhaawaqay isku-shaandheyn lagu sameeyay xubnaha gollaha wasiiradda maamulka. Isku shaandheyntan oo aheyd mid todobaadyadii ugu danbeeyayba siweyn looga hadal hayay magaalada Beydhabo ayaa waxaa ka dhax muuqanaya wasiiro cusub, halka wasiirradii hore qaarkood loo badallay wasaarrado kale. Madoobe Nuunoow Maxamed...
Qarax xoogan oo loo malenayo in loo adeegsaday gaari ayaa goor dhaw ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Gaar ahaan qaraxan ayaa ka dhacay meel aan wax badan ka fogeyn saldhiga degmada Waabari ee Isogyska Dabka lamana oga halka uu bartilmaameedka qaraxan uu ahaa. Mar marka qaar ayaa la...
Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan isku shaandheen uu ku sameeyo golihiisa Wasiiradda, sida ilo wareedyo ay u sheegeen Warbaahinta. Siyaasiinta ku dhaqan magaalladda Baydhabo ayaa aad u hadal haya isku-shaandheenta lagu sameynayo Wasiiradda. Suxufiyiinta ku sugan Magaalladda Baydhabo ayaa soo sheegaya in...
Waxaa magaalada Muqdisho ku soo dhamaaday shirkii dowladda federaalka iyo AMISOM, kaasoo looga hadlayay sidii Ciidamada Soomaaliya ammaanka dalka ugala wareegi lahaa AMISOM sanadaha soo socda. Kulankan oo socday mudo shan cisho ah ayaa waxaa ka qeyb galay ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda, wasiirka gaashaandhigga, guddoomiyaha gobolka Banaadir, taliyeyaasha ciidamada, wakiilka...
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil, ayaa maanta hortagaya Golaha Baarlamaanka oo kulan ku yeelanaya Xaruunta Golaha Shacabka ee Magaalladda Muqdishu. Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa su’aalo ka waydiin doono waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda arrimaha Dastuurka Xukumada Sooomaaliya. Wasaaradda Dastuurka ayaa muddooyinkii lasoo dhafay waxaa ay wadatashiyo...