Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Barack Obama, ayaa maanta shacabka dalka Kenya ugu baaqay in dalkooda ay ka dhacdo doorasho nabad-gelyo ah.
“Waxaan ugu baaqayaa hogaamiyeyaasha dalka Kenya, in ay diidaan isku dhacyo dalkooda ka dhaca inta doorashada ay socoto”, ayuu yiri Obama.
Dhinaca kale Obama ayaa dhammaan shacabka dalka Kenya...
Wasaaradda Difaaca ee dalka Mareykanka, ayaa sheegtay in ay ka qeyb-qaadatay howlgal koonfurta dalka Soomaaliya ka dhacay 30-kii bishii Julay, kaas oo lagu dilay taliye sare oo ka tirsanaa Al Shabaab oo u qaabilsanaa qaraxyada ka dhaca magaalladda Muqdishu.
Dhinaca kale Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Soomaaliya Cabdiraxamaan Yariisoow, ayaa sheegay...
Dalkan Kanya ayaa maanta waxaa ka dhacaya codbixinta dooarashada madaxtinimo, iyadoo dadku haatan usoo baxeen codeynta.
Waxaa lasoo dooranayaa lix qeybood oo kala ah madaxweynaha, governor, senator, xildhibaan, wakiilka haweenka iyo xubinta golaha is maamul hoosaadka (MCA).
Dhanka madaxtinimada, ayaa ku loolamaya madaxweynaha haatan Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga, kuwaasoo tartamaya...
Kalfadhigii maanta ee golaha wakiiladda ayaa lagu doortay gudoomiyaha cusub ee golahaasi, kaasi oo loo doortay Baashe Maxamed Faarax oo hore u ahaan jiray gudoomiye ku xigeenka 1aad oo isna maanta xilkaasi iska casilay.
Fadhigan maanta waxa shirgudoominayey gudoomiye ku xigeenka 2aaad ee golahaasi Cali Aw Yuusuf, waxaana golaha u...
Guddoomiyaha degmada Beledxaawo, ku-xigeenkiisa iyo sidoo kale taliyaha saldhigga booliiska degmadaasi Diyaad Cabdi Kaliil, ayaa lasoo sheegayaa in xabsiga laga sii daayay.
23-ka bishii July ee sanadkan 2017, Afar qof oo ciidamada Jubbaland kusoo xireen saldhigga B/xaawo ayaa habeen madow waxaa la baxay ciidamo ka tirsan isla maamulka degmadaasi, kuwaasi...
Maxkamadda sare ee ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah waxaa ay xukuno isugu jira dil iyo xabsi daa’in ku riday saddex qof oo lagu eedeeyey dil ka dhacay magaalladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Ragga maanta la xukumay ayaa horay waxaa xukuno ugu riday Maxkamadda ciidamada...
Al Shabaab ayaa shalay dilay askari Kenyan ah oo maxaabiis ahaan ay ugu qabteen dagaalkii ka dhacay deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo 15-kii bishii January ee sanadkii 2016-da.
Dagaalkii ka dhacay deegaanka, ayaa waxaa ka dhashay khasaare xoog badan oo soo gaaray askarta Kenya, waxayna Shabaabku ay sheegteen inay ku...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Jamhuuriyada Soomaaliya, ayaa maanta lagu wadaa in ay ka doodaan arrimaha miisaaniyadda Dowladda ee sanadkan 2017-ka.
Baarlamaanka ayaa waxaa horyaalla ajandayaal dhowr ah oo sida la sheegay muhiim u ah dalka, balse maanta ayaa waxaa ay ka doodayaan Miisaaniyadda, sida xildhibaannada ay sheegeen.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka...
Xisbiga Midnimadda Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa Maanta oo Bisha Augast ku Beegantahey 06 ku xusey Muqdisho Sanad Guuradii 19'aad ee kasoo wareegtey Aas aaska Xisbiga iyadoo laga Hadley waxyaabihii uu xisbigu Qabtey mudadii uu dhisnaa iyo Caqabadaha Ka hor yimid intaba,iyadoo la sheegey in SHir weynihii Xisbiga lasoo hormariyey muddo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Md. Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ayaa maanta magaalladda Muqdishu kula kulmay guddiga la socodka dib-u-eegista Dhaqan-Gelinta-Dastuurka iyo arrimaha Federaalka ee labada aqal ee Baarlamaanka.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dardar-gelinta arrimaha dib-u-eegista dastuurka dalka.
Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ayaa sheegay in kulankan uu qayb ka ahaa...


















