Sunday, August 16, 2026
  Inta la xaqiijinayo ilaa 7 Askari oo isugu jira ciidamada maamulka Koonfur galbeed iyo kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa lagu dilay qarax miino dulleedka magaalada Baydhabo. Ciidamadan oo ka soo baxay degmada Waajid ayaa la sheegay in ay ku sii jeedeen dhinaca magaalada Baydhabo, balse wax...
 Loolan adag ayaa loogu jira kursiga gudoomiyaha golaha Wakiiladda  ee maalintii Arbacaddi ee toddobaadkan uu baneeyey gudoomiyihii hore ee golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Saddex xildhibaan oo ka soo wadda jeedda gobolka Sool ayaa loolan adag ugu jira gudoomiyenimadda golaha Wakiiladda, waxaana wararku sheegayaan inuu illaa hadda uu codsigiisii uu...
  Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wasaarrada amniga wixii hadda ka danbeeya lagula xisaabtami doono xadgudubyada lugula kaco xildhibaannada. Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Muudeey ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin sida uu hadalka u dhigay in u dhigay in askarta dowladda ay ku xadgudbaan mudanayaasha...
Al-shabaab ayaa soo bandhigtay mid ka mid ah gadiidkii olalaha doorashada madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ee xisbiga Jubilee oo todobaad ka hor la sheegay in laga qafaashay gobolka Waqooyi Bari Kenya. Al-shabaab ayaa gaarigan oo ay la socdeen qaar ka mid ah shaqaalaha olalaha doorashada xisbiga tallada haya ee dalka...
Waxaa goor dhaw xarunta gollaha shacabka ka furmay kulan ay leeyihiin xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado in ay soo afjaraan doodda ka dhalatay xilheynta wasiirka dastuurka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil. Doodda ka dhalatay arrinta wasiir Xoosh ayaa ku kala qaybsamay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii uu ka baaqsaday in...
Xeer ilaaliyaha guud ee Maraykanka ayaa sheegay in afar qof lagu soo eedeeyey in ay qoraallo sir ah faafiyeen, iyadoo maamulka Trump bilaabay olole waji gabax ka muuqdo oo dadka qoraalladaa faafiyey lagu soo qabqabanayo. Jeff Sessions wuxuu sheegay in dadka la soo qabtay lagu tuhunsanyahay in ay qoraallo sir...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Mahad Maxamed Guulleed ayaa sheegay in si loo hormariyo dhaqaalaha dalka dowladda ka hortagi doonto leexsashada dakhliga soo galla dalka. Ra’iisal wasaare ku-xigeenka ayaa intaa ku darray in xukuumada xoogga saari doonto hormarinta wax soo saarka dalka iyo waxyaabaha ay dibada u dhoofiso, taasoo qeyb...
Dowladda Turkiga ayaa bisha September ee sanadkan waxaa ay magaalladda Muqdishu ka furi doontaa saldhig military oo fududeeyn doona adeegyada tababarka ciidamada Soomaaliya. Saldhiga ayaa waxaa ku socday dhisme labadii sano ee lasoo dhaafay, sida uu sheegay wasiirka difaaca dowladda Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed. Saldhiga ayaa waxaa sidoo kale isticmaali doona...
                    Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame, ayaa ku guuleystay doorashadii shalay loo dareeray ee dalkaasi ka dhacday, sida guddiga doorashooyinka ay sheegeen. 59-jirka, ayaa helay 98.66 boqolkiisa cododkii la dhiibtay taas oo ka dhigan in si aqlabiyad leh uu ugu guuleystay doorashadda. Paul Kagame, ayaa sanadihii lasoo dhaafay helay amaanta wadamada caalamka...
                      Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa xalay soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada. Dhinaca kale Madaxwaynuhu waxa uu soo saaray wareegtooyin uu ku magacaabay Lataliye-yaasha Madaxwaynaha ee Arrimaha Ciidanka Xoogga dalka, Doorashiiyinka & Dimuqraadiyeynta, Amniga Qaranka iyo lataliyaha sare ee Arrimaha Siyaasaddas. 15...