Sunday, August 16, 2026
                                Shir weynaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo shantii Sanoba Mar la Qabto ayaa maanta Si rasmi ah loo soo gaban gabeeyey Iyadoo Muddo Hal sano ah lasoo hormariyey Sanadkan Sababo la xiriira Wax ku daridda Xeer Xisbiga oo lagama maarmaan ah awgood,maadaama la filayo in dhawaan la galo Diiwaan...
Allaha u naxariistee Wariye Ahmed Maxamed Cali (Ahmed Kismaayo), ayaa ku geeryooday isbitaal ku yaalla dalka India. Marxumka, ayaa muddooyinkii lasoo dhaafay waxaa uu xaalad caafimaad uu u joogay Magaalladda Nairobi iyadoo laba todobaad ka hor uu tagay dalka India. Axmed Kismayo ayaa la xaqiijiyay saaka aroortii inuu u geeriyooday xaaladii...
                        Koox looga shakisanyahay in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab, ayeey dowladda Kenya sheegtay in laba gaari ay ka afduubteen wado isku xirta deegaannada Cumar Jiilo iyo Lafey oo ka tirsan magaalladda Mandera ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenya. Guddoomiyaha Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya Maxamuud Saalax, ayaa sheegay in labada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, oo la tashi lagula yeelanayay Wasaaradaha Gaadiidka ee Maamullada dalka. Waxana muhiimadda kulankani ahaa sidii qorshe mideysan iyo shuruuc hagta loogu sameyn lahaa nidaamka gaadiidka ee dalka, gaar...
Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidanka dowladda ayaa la sheegay in ay ku dhinteen madaafiic Al Shabaab ay xalay ku tuureen saldhig ciidan oo ku yaalla deegaanka Bulogudud. Deegaanka madaafiicda lagu tuuray ayaa waxaa uu 30Km, dhinaca waqooyi uu kaga beeganyahay magaalladda Kismaayo. Dadka deegaanka ku nool ayaa warbaahinta...
Fadhigii gollaha wakiilada Soomaaliland ayaa maanta gacanta leys kula tagay, waxaana gudaha xarunta laga maqlay rasaaas, taasoo keentay in ay gudaha gallaan ciidamo booliis ah. Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo guddoomiyaha cusub ee gollaha wakiilada Soomaaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa la sheegay in uu gacan ka hadal dhaxmaray. Guddoomiyaha cusub ee...
                  Ilaa iyo hadda lama soo sheegin wax qalalase ah oo dhacay dadkuna waxaa ay si nabad ah u dhiibanayaan codadkooda doorashada dalka Kenya oo guud ahaan marka la eego ka kooba ilaa Lix qeybood. Sawiro laga soo qaaday dadka codkooda dhiibanaya ayaa u muuqda kuwo ka tarjumaya xasilooni iyo in...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo ku sugan dalka Koofur Africa ayaa halkaa uga qeybgalaya shirka guddoomiyayaasha baarlamaannada Africa. Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa wafdigiisa waxaa qeyb ka ah xildhibaanno ka tirsan gollaha shacabka. Guddoomiye Jawaari iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugan yihiin Koonfur Africa waxaa ay la kulmi doonaan...
Madaxweynaha dalka Kenya islamarkaana ah musharax u taagan xilka madaxweynaha doorashada maanta dalkaasi ka dhaceysa Uhuru Kenyatta ayaa shacabka ugu baaqay in ay si nabadgalyo codkooda u dhiibtaan. Doorashadan ayaa ah mid siweyn isha loogu wada hayo waxaana ku loolamaya madaxweynaha xiligan tallada haya Uhuru Kenyatta iyo Ninka ay sidda...
Xukuumadda Soimaaliland ayaa sheegtay in ay dambi Qaran u ragto xildhibaan sheegtay gudoomiyaha gollaha Wakiiladda, waxeyna xustay in ay aqoonsan tahay gudoomiyihii la doortay ee Baashe Maxamed Faarax. Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaanni ayaa sheegay in Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ay dabadda ka soo riixayaan xisbiga WADDANI, Waxaanu farta ku...