https://youtu.be/5MzSx-NNVAg
Dadka reer Kenya ayaa u dheg-taagaya maanta natiijada rasmiga ah doorashada madaxtinimada dalka oo lagu wado in ugu danbeyntii maanta lagu dhawaaqo.
Hogaamiyayaasha mucaaradka ayaa ka soo hor dhacay natiijada maanta la sugayo, iyaga oo maalintii shalay sheegay in doorashada madaxweynaha dalka Kenya uu ku soo baxay Raila Odiga oo...
Guddoomiyaasha Barlamaannada dalalka Qaaradda Africa, ayaa kulankoodii sanadlaha ahaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay uu uga furmay xarunta Baarlamaanka Africa ee magaalladda Johansbeg.
Soomaaliya oo qeyb ka ah dalalka Africa, ayaa waxaa shirkaasi uga qeyb-galaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”.
Md. Jawaari, ayaa wafdigiisa waxaa qeyb ka ah,...
Habka Doorashada Kenya oo korjoogtada Caalamiga ahi ammaantey/iyadoon Natiijada wali lagu dhawaaqin.
Waxaa maalintii saddexaad wali socota tirinta codadka doorashada, illaa iyo haatanna natiijooyinka hordhaca ah way ka biyo diidsan yihiin mucaaradka.
Kormeerayaasha caalamiga ayaa carabka ku dhuftay iney ku qanacsan yihiin hannaanka doorashada, maadaama ay goobo kala duwan geeyeen ergooyinka, si ay u indha indheeyaan xaaladda doorashada.
“Talaadadii lasoo dhaafey doorashadii ay...
Shirkan oo ahaa mid ay qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya islamarkaana ay ka soo qaybgaleen xubno ka socday Dawlad Goboleedyada iyo Ururada Bulshada Rayidka ee dalka ayaa shalay soo gabagaboobay kadib afar cisho oo uu ka socday magaalada Muqdisho.
Ujeedka shirka ayaa ahaa in lagu diyaariyo Istiraatiijiyaddda...
Maamulka Degmada Bula Burde ayaa bilaabay kor u qaadida bilicda magaalada, iyada oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Degmada Mudane Cabdi Daahir Guure iyo Qeybaha kale duwan ee Bulshada.
Howlaha nadaafadeed ayaa lagu sameynayaa Bartamaha Magaalada, taasi oo qeyb ka ah qorshaha guddoomiyaha ee horumarinta Magaalada.
Meelaha howlaha Nadaafadeed laga bilaabay ayaa waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmajo), ayaa la sheegay in uu amray howlgal qorsheysan oo ay ciidanka dowladda iyo saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen deegaanka ShaashWeyn oo bannaanka ka ah gobolka Banaadir.
Howlgalka ayaa waxaa lagu dilay sarkaal sare oo dowladda ay sheegtay in uu mas’uul ka...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya C/risaaq Cabdi Aadan, ayaa sheegay in dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur.
Weerarka ayaa shalay waxaa uu ka dhacay tuuladda Yaabal oo u dhow deegaanka Abal, halkaas oo uu saldhig ku leeyahay Abuu Mansuur.
Mukhtaar Roobow,...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ugu goodiyay Kuuriyada Waqooyi in ay la kulmi doonto cadho iyo dab uusan caalamka waligii arkin, hadii aysan Mareykanka ka joojin hanjabaadaha.
Trump, ayaa Talaadadi hadalkaan ka sheegay beertiisa nashadada ee lagu ciyaaro golf-ka kuna taala degmada Bedminster ee gobolka New Jersey.
Wuxuu ku eedeeyey hogaamiyaha...
Rag hubeysan ayaa goor dhaw toogasho ku dilay taliye ku-xigeenkii saldhiga bartamaha Boosaaso sida ay kusoo warramayaan dad ku sugan Magaalada Boosaaso,raggaas oo aan weli si dhab ah loo aqoon Heybtooda.
Toogashada taliye ku-xigeenka aya ka dhacday dhabarka danbe ee isbitaalka magaalada Boosaaso, iyadoo raggii dalka geystayna goobta ka baxsadeen.
Lama...

















