Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa go’aan ka soo saartay dacwaddii xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle u soo gudbiyey ee uu kaga cabanayey in natiijadii codadkii xildhibaanadda ee doorashaddii gudoomiyaha golaha wakiiladda la is daba mariyey,isla markaana uu yahay gudoomiyaha golahaasi.
Maxkamadda sare ayaa sheegtay in aanay ka garniqi Karin muran golaha dhexdiisa...
Maxamed Faarax (Mo Farah) ayaa xalay ku guuldareystay inuu ku guuleysto billada dahabka orodka shanta kun ee mitir ee tartanka ciyaaraha Atlaletic-kadda adduunka.
Tartanka ayaa waxaa uu ka socday magaalladda London ee caasimada England.
Haddii uu xalay ku guuleysan lahaa waxaa ay u noqon laheyd tarkankiisii shanaad ee isku xiga ee...
Qarax ka dhacay magaalladda Quetta ee dalka Pakistan ayaa waxa ugu yaraan ku dhintay 15 qof halka 32 kalena ay ku dhaawacmeen.
Weerarka ayaa waxaa uu dhacay shalay oo Sabti aheyd, sida ay Police-ka sheegeen.
Madaxweynaha dalkaasi Pakistan Mamnoon Hussain, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka, waxaana uu yiri “Dhib kasta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu shaqaalleysiin doono ku dhawaad 1,000 qof oo dhallinyaro ah.
Md. Khayre, ayaa sheegay in uu dhawaan soo saari doono, warqad ku amreysa guddoomiyaha Gobolka in uu shaqaalleysiiyo dhallinyaro cusub.
“Dowladda Soomaaliya waxaa ay dadaal badan...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee dhalinyaradda aduunka oo sanad walba la qabto 12-ka bisha Ogoosto oo ku beegeyd shalay.
Munaasabada ayaa waxaa soo qaban-qaabiysay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, iyadoo ay ka soo qayb...
Ayado mudoyinkii u danbeeyay ay magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobollada Jubooyinka kusoo badanayeen raashiinka waqtigiisu dhacay ee lagu iibiyo suuqyada ayay wasaaradda ganacsiga Jubaland soo saaray amar ay ku mamnuuceeyso in laga ganacsado raashiin waqtigiisii dhacay.
Fariis Jaamac Saleebaan, wasiirka wasaaradda ganacsiga oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in...
Rasaas ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah xaafaddaha ay ku badan yihiin taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga, kaddib ku dhawaaqistii xalay Uhuru Kenyatta in uu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha shanta sano ee soo socta.
Gaar ahaan rabashadahan ayaa intooda badan waxaa ay ka dhaceen xaafaddaha Kibera iyo Mathare oo ah xaafaddo...
C/raxmaan Max’ed Cusmaan Timacadde, oo kamid ah saraakiisha ciidanka xooga dalka oo kusugan gobolka Bokool ayaa xaqiijiyay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay la waregeen deegaanla Abal oo dhawan ay ku dagaallameen Al Shabaab iyo ciidamo daacad u ah Abu Masuur.
Sarkaalka ayaa dhinaca kale sheegay in maleeshiyadka daacadda u ah...
Gudiga Doorashooyika Madaxa banaan,Madaxda Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galey kulanka Aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya Kuwaasoo ka hor hadley xildhibaanada Aqalka sare,iyagoo sheegey arrimo kala duwan oo la xiriira sida dalku ugu socdo Doorasho Qof iyo cod ah.
Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan ayaa sheegey in ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay dhigiisa Mudane Uhuru Kenyatta, kaas oo markii labaad loo doortay madaxweynaha dalka Kenya.
Madaxweynaha ayaa yiri “Madaxweyne Kenyatta ma aha saaxiib qura, balse waa hoggaamiye dadaal badan oo dareen horumarineed leh. Waan ugu hambalyeynayaa guushiisa.”
“Madaxwyene Farmaajo waxa uu kalsooni...


















