Wararka naga soo gaadhaya magaaladda Berbera waxa laga soo sheegayaa inay Laba Markab oo midna ku soo xidhanayey dekadda Berbera, midna ka sii baxayey isku dhaceen, taas oo sababay khasaare soo gaadha labadda Markab.
Labaddan Markab ayaa xallay xilli dambe isku dhacay,waxaanu midna siday Xoolo nool, halka ka kalena yahay...
Xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga Isgaarsiinta dalka, kaa soo horay u meel mariyeen xildhibaannada gollaha shacabka.
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa Sabtidii hor-geeyay Aqalka sare Sharciga Isgaarsiinta dalka, waxaana labadii cisho ee la soo dhaafay ay ka doodayeen sharciga.
Waxaa fadhigii maanta soo...
Xildhibaannada maamulka gobolleedka Galmudug ayaa intooda badan siweyn uga hor yimid go’aan uu qaatay madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo u sheegay baarlamaanka in uusan soo magacaabis doonin gole wasiiro cusub, laakiin uu dib u soo celin doono kuwii hore ee maamulkii Cabdikariin Xusseen Guulleed.
Xildhibaannada ayaa sheegay in arintaasi...
Guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleyman, ayaa fariin u diray hay’addaha garsoorka iyo laamaha amniga dowladda federaalka, isaga oo sheegay in aan la aqbali doonin dadka iska xir xiran ee aan sharciga la horkeenin.
Waxaa uu sheegay guddoomiyaha in marnaba aan raali laga noqon doonin muwaadiniin Soomaaliyeed sharci...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Masar ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalkaas CabdiFitax Al-Siisi, iyaga oo ka wada hadlay xiriirka labada dowladood.
Madaxweynaha dalka Masar ayaa ku soo dhaweeyay dhigiisa Soomaaliya Qasriga madaxtooyada Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira halkaasoo ay kuwa qaateen kulan gaar ah, oo...
Ciidanka Militeriga dowladda Kenya ayaa dadka ku nool deegaannada ku dhow xadka Somalia iyo Kenya ku armay in 24-Saacadood gudahooda ay uga guuraan deegaannadaasi.
Militeriga ayaa sheegay in ay isku diyaarinayaa howlgallo culus oo la doonayo in lagu qaado dagaalyanno ay sheegeen in ay ka tirsanyihiin Al Shabaab oo isku...
Kooxda Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadma ah ka geystay xaafaddo kamid ah degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay xaafaddaha Siigaale iyo Ceel-qode, halkaasi oo dagaalka xoogiisa uu ka dhacay, sida dadka deegaanka ay sheegeen.
Dagaalka waxaa uu u dhaxeeyay ciidamada dowladda ee ku sugan...
Al Shabaab ayaa markii ugu horeysay xaqiijisay in duqeyn diyaaradeed lagu dilay Guddoomiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa Gobolka Banaadir “Cali Jabal”.
Sidoo kale kooxda ayaa sheegtay in gaarigiisa waxyeello ay kasoo gaareen duqeyntii dhacday 30-ka bishii hore.
Kooxda Al Shabaab, ayaa bayaan ku qornaa Luuqada Carabiga ku xaqiijiyay geerida Cali Jabal, Bayaankan...
Dowaldda Sacuudiga, ayaa Qadar ku eedeysay in ay carqaladeyneyso xujeyda sanadkan dooneysa in ay xajiyaan.
Shirkadda diyaaradaha qaran ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dowladda Qadar aanay weli siin ogolaansho ah inay dalkaasi kasoo daabusho dadka doonaya in sanadkan ay soo xajiyaan.
Labada dal ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa ka dhex...
Waxaa lagu guulaystey in la kala qaado dhinacydii shalay ku dagaalamay magaalada Buuhoodle, kadib markii gurmad waxgaradah ay degaano kala duwan ka yimaadeen.
Maxamuud Cali oo ka mid ah dadka degaanka ayaa Warbaahinta u sheegay in laga saaray magaalada kooxihii hubaysnaa ee labada beelood, waxaana la rajeynayaa in laysu keeno...


















