Sunday, August 16, 2026
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa mowqif ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee maamulka Hirshabeelle, waxaana ay dowladdu aqbashay go’aankii ay qaateen xildhibaannada ee kalsoonida lagala laabtay Cali Cabdullaahi Cosoble. War ka soo baxay wasiirka wasaarada arimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa oo ka mid ahaa wafdigii wasiirada ahaa ee xaalada qiimeynta u tagay...
Wararka naga soo gaaraya degmada Xeraale ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaa uu ka soconayo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca iyo maleeshiyaad abaabulan oo ka tirsan dadka deegaanka. Dad ku sugan deegaanka Xeraale ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu waqtigan soconayo, islamarkaana dhinacyada iska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maalmo ka hor ka dhacay Magaalladda Barcelona ee dalka Spain. Weerrarka ayaa lagu gaystay gaari nooca Fiat-ka ah oo la jiirsiiyay dad marayay hareeraha waddooyinka xaafadda Ramblas, iyadoo halkaana ay ku dhinteen 13 qof tobannaan...
Ciidamada ammaanka ee Jazeeradda Malta, ayaa xabsiga dhigay Laba nin oo Soomaali oo lagu eedeeyay in dambiyo kala duwan ay geysteen. Isbatoore Trevor Micallef, ayaa u sheegay majalada Majisteraytka Francesco Depasquale, in labada nin ee la xiray ay kala yihiin Shaban Adan Jama oo 21-jir ah iyo Maxamed Xabiib Xaashi...
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegay in ay howlgallo ka dhan ah Al Shabaab ay ka waddaan guud ahaan deegaannada hoos yimaada Gobolka. Howlgallada ayaa si xooggan waxaa ay uga socdaan deegaanno katirsan gobolka Sh/Hoose, oo shalay ay ciidanka dowladda iyo kuwo cadaan ah ay kala wareegeen Al Shabaab. Dadka deegaanka...
                      Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Magaalladda Muqdishu. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay kusii socdaan Magaalladda Qaahira ee dalka Masar, kadib markii madaxweynaha casuumaad uu ka helay dhigiisa dalka Masar Abdifitaax al-Sisi. “Madaxweynaha JFS waxaa uu ku sii jeedaa dalka Masar,...
 Dagaal xoogan oo la sheegay in uu u dhexeeyo laba beelood ayaa ka soconaya degmada Buuhoodle ee gobolka Ceyn. Ilaa Lix ruux ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyey in ay ku dhinteen sida dad goobjoog ah u sheegeen Warbahinta WARSOM sidoo kale waxaa jira dhaawacyo tira badan oo aan ilaa...
Xujayda Soomaalida ah ee ka timid wadanka gudihiisa ayaa eedeen u soo jeediyey dadka kaxeeya xujaydda oo ay sheegeen in ay lacag badan ka qaadeen, islamarkaana meelaha ugu hooseeya la dajiyo. Xujaydan Soomaalida ayaa sheegay lacagta laga qaada iyo adeega iyo goobaha la geeyaa in aysan isku dhigmin, waxaana ay...
Dabley ku hubeysan bastoolado ayaa xalay toogasho ku dilay Tima Jare degmada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe. Ninka Jima Jare ah ee la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdalla Saalim Sayid, waxaana uu ka mid ahaa dhalinyaradii soo laabatay Yemen. Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in Saalim lagu hor dilay...
Magaalada Jowhar waxaa booqday maalin ka hor wafdi heer wasiiro ah oo ka socday xukuumada Soomaaliya, kuwaa oo wada hadalo la yeeshay mas’uuliyiinta sar sare ee maamulka Hirshabeelle kaddib xiisad ka dhalatay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble. Wafdiga tagay magaalada Jowhar oo uu...