Sunday, August 16, 2026
                    Ciidamada Ciraaq ayaa lagu soo waramayaa in ay la kulmayaan iska caabin adag oo kaga imanaysa dagaalyahanada kooxda Daacish oo ku jira magaalo yar kadib markii ay ka carareen magaalladda Tal Cafaar. Mid ka mid ah saraakiisha u hadlay ciidada Ciraaq ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in dagaalka...
                            Kulan loogu magac daray “Maqal Dadkaaga”, oo uu soo qaban-qaabiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay lagu qabtay Magaalladda Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa wariyaasha ay su’aallo ku weydiinayeen qaar kamid ah golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Md. Xasan. Xasan Cali Khayre, ayaa madasha kusoo bandhiga muuqaal soconayay...
                    Madaxweynihii Baarlamaanka Hirshabeelle uu xilka ka qaaday dowladda Federaalkana ay ku raacday, ayaa maanta gaaray Magaalladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Cali Cabdullahi Cosoble, oo ay la socdaan xubno isaga taabacsan ayaa Beledweyne maanta ku qabtay shir jaraa'id oo uu kaga hadlay xiisadii maamulka Hirshabeelle. Baarlamaanka ayaa dhawaan xilka ka qaaday...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa magacaabay Sagaalka xubnood ee ah guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabelle. Guddigan oo ka kooban sagaal xubnood oo dhamaantood rag ah ayaa waxaa guddoomiye loogaga dhigey Maxamuud Xuseen Yuusuf halka ay guddoomiye ku xigeeno ka yihiin Abuukar Xasan Cali iyo Cabdulaahi Maxamed Caddow, halka xoghaynta...
Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen ganacsato Soomaaliyeed ayaa lagu taageeray go’aankii wasaarada ganacsiga ay ku kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Ganacsata iyo dadkii kala duwanaa ee ka hadlay kulanka ayaa si weyn u taageeray una soo dhaweeyay in Wasaarada Ganacsiga kala dirto Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed. Madaxda...
Gollaha Amaanka QM ayaa kulan deg deg lagu wadaa in ay ka yeeshaan arintan ku saabsan gantaalka dowladda Waqooyiga Kuuriya ay dulmarisay hawada dalka Japan. Ra’iisul wasaaraha dalka Japan Shinzō Abe iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo mudo 40-daqiiqo ah ku wada hadlayay Qadka Telfoonka ayaa si wadajir ah u...
Wasiirka wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaalle Beylle ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ay ka qeyb-galayaan ilaa Sagaal wasaaradood iyo xafiiska xisaabiyaha guud ee Qaranka. Shirkan oo ku saabsan hagaajinta hannaanka maaliyadeed ee dalka waxaa goob joog ka ah xisaabiyayaal ka kala socda wasaaradaha ugu muhiimsan ama...
                        Madaxweynihii Baarlamaanka Hirshabeelle uu xilka ka qaaday dowladda Federaalkana ay ku raacday, ayaa maanta gaaray Magaalladda Beledweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan, sida ilo wareedyo ay u sheegeen WARBAAHINTA Cali Cabdullahi Cosoble, oo ay la socdaan xubno isaga taabacsan ayaa Beledweyne lagu wadaa in ay kula kulmaan siyaasiyiin iyo waxgaradka reer...
                        Ugu yaraan 15 qof ayaa dhimatay halka tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen kadib markii shil gaari uu ka dhacay duleedka Magaalladda Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Shilkan ayaa yimid kaddib markii Gaari rakaab ah oo ka soo baxay Magaalladda Nairobi uu ku dhacay Gaari Booyad...
                    Maxkamadda Gobolka Kwa-Zul Natal ee dalka South Africa, ayaa waxaa la horkeenay Shan nin oo lagu eedeeyay in ay dadka cunni jireen ama dad cunnayaal ay ahaan jireen. Shanta nin sidoo kale waxyaabihii lagu eedeeyay waxaa kamid ahaa dil iyo inay maleegeen dilal. Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay dibadda maxkamaddii...